GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KA DAMBEEYAY WEERARKII ASKARIGA ILAALADA GUDOOMIYAHA GUURTIDU GACANTA KAGA JABIYAY XILDHIBAAN CABDICASIIS BOOSHCADE IYO QAABYAALADDA AY KU DIILEEN XILDHIBAANKA

0
Thursday May 30, 2013 - 18:54:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KA DAMBEEYAY WEERARKII ASKARIGA ILAALADA GUDOOMIYAHA GUURTIDU GACANTA KAGA JABIYAY XILDHIBAAN CABDICASIIS BOOSHCADE IYO QAABYAALADDA AY KU DIILEEN XILDHIBAANKA

    Hargeysa (xogreebnews.com) sida ilo u dhuun daloola gudoomiyaha golaha guurtida somaliland mudane saleebaan gaal u sheegeen baligubadlemedia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) sida ilo u dhuun daloola gudoomiyaha golaha guurtida somaliland mudane saleebaan gaal u sheegeen baligubadlemedia Hargeysa (xogreebnews.com) sida ilo u dhuun daloola gudoomiyaha golaha guurtida somaliland mudane saleebaan gaal u sheegeen baligubadlemedia gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa ka dambeeyay weerarkii askariga ilaalada u ah gudoomiyaha guurtidu gacanta kaga jabiyay xildhibaan cabdicasiis booshcade oo ka tirsan xildhibaanada golaha guurtida somaliland
xildhibaan xabdicasiis booshcade ayaa kamid ah xildhibaanadda si aadka ah u dhaleeceeya hab maamulka gudoomiyaha guurtida isagoo tiraba dhawr jeer u xildhibaan cabdicasiis u soo jeediyaygudoomiyaha guurtida inuu xilka iska casilo isagoo ku dhaliilayay inuu gabay hawlihii qaranku u igmaday

arrintan uu ku talaabsaday gudoomiyaha guurtidu ayaa noqonaysa mid ugub ku ah habdhaqanka maamulada xilka qaran ka haya dalka, gudoomiyaha guurtida lagama filanayn inuu ku kaco habdhaqan noocan ah isagoo aanu oganahay inuu yahay odaygii qaranka balse waxaad moodaa in gudoomiyuhu baryahan aanu sidiisii hore iyo odayntinimadii aanu lahayn sidaas waxa yidhi mid kamid shacabka ku dhaqan magaaldda hargeysa oo magciisa inuu sheego ka gaabsaday isagoo la soo xidhiidhay shabakadda baligubadlemedia

xildhibaan cabdi casiis oo warbaahinta u waramayay ayaa sheegay in askarigu doonayay inuu dilo isagoo xildhibaanku sheegay inuu askarigu rabay in madaxa uu budka kala dhaco balse nasiib wanaag aanu madaxii igala helin, sidoo kale xildhibaan cabdicasiis ayaa sheegay in isaga iyo askariga aanay wax dhibaato ahi dhex oolin balse askarigu cid dabada ku hayo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured