Javier Pastore Oo Sheegay In Una ka tagayn PSG Dadaalna Uu U Galayo In Qaranka Mar Kale Looga Yeero.

0
Sunday March 24, 2013 - 10:38:29 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 2408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Javier Pastore Oo Sheegay In Una ka tagayn PSG Dadaalna Uu U Galayo In Qaranka Mar Kale Looga Yeero.

    Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Javier Pastore ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado PSG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Javier Pastore ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado PSG
Waxaillaa iyo xagaaga dambe kooxda hantiilayaasha inkastoo ay jiraan kooxo si weyn u xiiiseynaya oo ay ugu horeeyaan Milan iyo Inter milan .

Mar la weydiiyay su`aal aheyd in kooxda uu la sii joogayo xagaaga dambe ayuu Javier Pastore yiri ” Haa , dhab ahaantii mar waliba waxaan joogayaa faransiiska , waxaana sanadkaan isku dayeynaa in aan qaadno horyaalka , balse xagaaga dambe ayaan wax qorsheyneynaa “


Javier Pastore ayaa xusay in waxa uu haatan tabayo ay tahay isaga oo aan looga yeerin qaranka dalkiisa Argentina isaga oo xusay in uu dadaal u galayo in mar kale uu ku soo laabto qaranka .


Laacibkaan 23 sano jirka ah ayaa horay qaranka dalkiisa ugu soo ciyaaray 13 kulan oo heer caalami ah balse haatan laguma soo darin liiska ciyaartooydii bishii hore la soo xulay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured