Waxgaradka Sool oo Gaashaanka ku Dhuftay Dalab Faysal-ka Ucid Usoo Dhiibay Odayaal beeshiisa ah+ Reer Sool iyo Sanaag oo Dhayda ka caddeeyey inay Ceeb-ku tahay Taarikhdooda in Siyaasi Beesha ahi uu Faysal ka hooseeyo+ Magacyada Siyaasiyiinta Diiday Inay Faysal u Noqdaan Musharrax Ku-xigeen Waraabe-u-taag ah…

0
Saturday September 16, 2017 - 16:57:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka Sool oo Gaashaanka ku Dhuftay Dalab Faysal-ka Ucid Usoo Dhiibay Odayaal beeshiisa ah+ Reer Sool iyo Sanaag oo Dhayda ka caddeeyey inay Ceeb-ku tahay Taarikhdooda in Siyaasi Beesha ahi uu Faysal ka hooseeyo+ Magacyada Siyaasiyiinta Diiday Inay Faysal u Noqdaan Musharrax Ku-xigeen Waraabe-u-taag ah…

    Waxgaradka Sool oo Gaashaanka ku Dhuftay Dalab Faysal-ka Ucid Usoo Dhiibay Odayaal beeshiisa ah+ Reer Sool iyo Sanaag oo Dhayda ka caddeeyey inay Ceeb-ku tahay Taarikhdooda in Siyaasi Beesha ahi uu Faysal ka hooseeyo+ Magacyada Siyaasiyiinta Diiday I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka Sool oo Gaashaanka ku Dhuftay Dalab Faysal-ka Ucid Usoo Dhiibay Odayaal beeshiisa ah+ Reer Sool iyo Sanaag oo Dhayda ka caddeeyey inay Ceeb-ku tahay Taarikhdooda in Siyaasi Beesha ahi uu Faysal ka hooseeyo+ Magacyada Siyaasiyiinta Diiday Inay Faysal u Noqdaan Musharrax Ku-xigeen Waraabe-u-taag ah…

Hargeysa(Xogreebnews)-Madax-dhaqameed kasoo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag bari Somaliland oo u yeedhay Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa Kulan Magaaladda Hargeysa kula yeeshay qaar kamid ah Odayaasha Beesha Ciidagale oo metelaayey Faysal Cali waraabe ayaa natiijo la’aan iyo kala kac kusoo dhamaadday. Kulankan oo ujeedadisa lagu sheegay inay labada dhinac kaga wada-hadleen sidii Musharax iyo ku-xigeen loogu samayn lahaa Ucid oo bilaa Musharrax ah, ayaa la sheegay inuu natiijo la’aan kusoo dhamaadday, kaddib markii ay Odayaasha Sool iyo Sanaag bari soo dhiggeen in la siiyo Musharraxa, isla markaana kooxda Faysal ugu quus-gooyeen inaanay marnaba dhici doonin in Siyaasi Beeshooda ahi uu Faysal u noqdo Musharrax ku-xigeen Waraabe u tag ah.

Dhinaca kale, Odayaasha Faysal u metelaayey kulankaa, ayaa sheegay in aanay iyaggu Faysal marnaba ku qancin karayn inuu doorto kaalinta Musharrax Madaxweyne ku xigeen inuu doorkan isku soo taago, balse waxa waxay Odayaasha Ciidagale iyo kuwa sanaag iyo Sool ku kala tageen in kulan dambe la isaggu soo noqdo, isla markaana la suggo Faysal Cali Waraabe oo isaggu ku m aqan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada bariga Somaliland ee diiday inay Musharrax Madaxweyne ku-xigeen waraabe u tag ah u noqdaan Faysal Cali Waraabe, ayaa magacyadooda lagu kala sheegay sidan.

. Siyaasi Cali Jaamac Wasiirkii hore ee Wasaaradda Biyaha Somaliland.

Siyaasi Cali Sandule.Wasiirkii hore ee Wasaarada arrimaha bulshada.

Siyaasi Cali Khaliif Madaxweynenihii hore ee Khaatumo stete.

Iyo siyaasiyiin kale oo aanan magacyadooda helin ayaa la sheegay inay dhamaantood ka khashaafeen inay Faysal Cali Waraabe u noqdaan Musharrax Madaxweyne ku-xigeen Waraabe u tag ah.

Si kastaba ha ahataee, Xisbigii Ucid ayaa kasoo kaban la’a Burburkii gaadhay, isla markaana u qaybiyey labada garab, waxanu xaalkii Xisbiga Ucid ku dambeeyey inuu muddo saddex Bilood ah la waayo cid iska sheegata inay Ucid u tahay Musharrax Madaxweyne ku-xigeen waraabe u tag ah,kaddib markii uu mar sadeexaad Inqilaab iskugu soo sharaxay Musharraxii labda jeer dhacay ee Somaliland dhabarka u jeedisay ee Faysal Cali Waraabe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured