Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir shir wada tashi ah ujeedadiisuna ay tahay qiimayn siyaasad iyo mid dhaqaale kana duulaya xaaladda guud ee uu maanta dalku marayo

0
Wednesday May 22, 2013 - 19:02:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir shir wada tashi ah ujeedadiisuna ay tahay qiimayn siyaasad iyo mid dhaqaale kana duulaya xaaladda guud ee uu maanta dalku marayo

    Hargeysa (xogreebnews.co-) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaa Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabadda Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.co-) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaa Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabadda Shirka







Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir shir wada tashi ah ujeedadiisuna ay tahay qiimayn siyaasad iyo mid dhaqaale kana duulaya xaaladda guud ee uu maanta dalku marayo


Hargeysa (xogreebnews.co-) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaa Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabadda Shirka beelaha Daa?uud Garxajis (Cidagale), kaas oo ka dhici doona Aw Barkhadle.

Shirkan ayaa waxa uu sheegay suldaanka Guud in ay ujeedadiisu tahay sidii ay beeshaasi qiimayn ugu samayn lahayd siyaasada, dhaqaalaha iyo waliba halka uu maanta dalku marayo.

Sidaasna waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed uu soo gaadhsiiyay

shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.

Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran ayaa waxa uu u dhignaa sidan, ka dib markii uu Iclaamiyay Suldaanka ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir shir wada tashi ah ujeedadiisuna ay tahay qiimayn siyaasad iyo mid dhaqaale kana duulaya xaaladda guud ee uu maanta dalku marayo in ay isugu yimaadaan beelaha Daa?uud Garxajis (Cidagale), Goobta la yidhaahdo Aw Barkhadle waxa uu magacaabay gudi qaban qaabo, waxaanu ku armay in ay diyaariyaan goobta shirka lagu qabanayo.

Magacyadda Gudida Qaban-qaabada shirka.

Axmed Cabdi Biite Guddoomiye

Dr. Axmed Xasan Goole Gudoomiye ku xigeen

Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse Xoghaye

Cabdi Muuse Cawil Xubin

Maxamed Yoonis Cali Xubin

Cabdikariin Axmed Mooge Xubin

Maxamed Maxamuud Fadh-fadhle Xubin

Eng. Maxamed Ismaaciil Gaabuush Xubin

Eng. Caraale Xubin ayuu ku yidhi Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Warsaxaafadeedkaas uu soo saaray Oo Soo Gaadhay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured