Mooshin 93 xildhibaan oo Barlamaanka Somaliya ka tirsani gudbiyeen oo la fashiliyey,Yaase fashiliyey

0
Wednesday May 22, 2013 - 18:59:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshin 93 xildhibaan oo Barlamaanka Somaliya ka tirsani gudbiyeen oo la fashiliyey,Yaase fashiliyey

    Muqdisho(xogreebnews.com--Mooshin ay shirgudoonka Barlamaanka fedeaalka Somaliya u gudbiyeen tiro ku dhaw 93 mudane todobaadkan horaantiisa ayaa ku soo gebageboobay fashil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com--Mooshin ay shirgudoonka Barlamaanka fedeaalka Somaliya u gudbiyeen tiro ku dhaw 93 mudane todobaadkan horaantiisa ayaa ku soo gebageboobay fashil.

Mooshin 93 xildhibaan oo Barlamaanka Somaliya ka tirsani gudbiyeen oo la fashiliyey,Yaase fashiliyey

Muqdisho(xogreebnews.com--Mooshin ay shirgudoonka Barlamaanka fedeaalka Somaliya u gudbiyeen tiro ku dhaw 93 mudane todobaadkan horaantiisa ayaa ku soo gebageboobay fashil.

Xukumada Ra’iisal wasaare Cabdi faarax shirdoon (Saacid) ayaa sida xoggo Qarannews ka soo ururisay arintaas tibaxeen inay ku guulaysatey inay kala furfurto xildhibaanadii mooshinkaa watay oo lagu sheegay tiradooda 93 xildhibaan oo ku darsoo intooda badani ka soo jeedaan beelaha Ra”iisal wasaare Saacid ka soo jeedo.

Xildhibaano ku dhawdhaw 55 xildhibaan oo ka mid ahaa xildhibaanadii mooshinka watay ayaa si habaqle ah u gaadhsiiyey Qoraalo shirgudoonka Barlamaanka labadii cisho ee ugu danbeeyay inay ka noqdeen mooshinkaa oo ahaa mid la doonaayey in kalsoonida lagala noqdo xukumada Ra’iisal wasaare Saacid .

Isku soo wada duuboo in ku dhaw ilaa 38 xidlhibaan oo keliya ayaa ku soo hadhay mooshinkii ,kuwaas oo maanta shirgudoonku u sheegay inaan mooshinkoodu dood la gelin Karin oo sharciga waafaqsayn,kana yar yihiin tiradii la rabay inay mooshinka soo gudbiyaan,taas darted mooshinkoodu ansax ahayn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured