MAAREEYAHA DEKADA BER-BERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADA DAWLADA SIIRAANYO...

0
Wednesday May 22, 2013 - 13:10:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAREEYAHA DEKADA BER-BERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADA DAWLADA SIIRAANYO...

    (WAA DIGAN LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE MAXAA LURAY NAFTAADII)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(WAA DIGAN LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE MAXAA LURAY NAFTAADII) MAAREEYAHA DEKADA BER-BERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADA DAWLADA SIIRAANYO...

(WAA DIGAN LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE MAXAA LURAY NAFTAADII)

marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shabakadaha warbaahinta iyo akhristayaasha
salaanka bacdi waxaan halkan idinku soo gudbindoonaa maqaalo taxane ah oo aynu kaga warami doono taariikh siyaasadeedka soo dhexmaray mareeyaha dekada berbera ENG CALI XOOR-XOOR iyo xukuumada talada haysa ee uu hogaaminayo madaxweyne AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) wakhtigii uu mucaaradka ahaa xisbiga talada haya ee kulmiye iyo wakhti xaadirkan inagoo daaha ka faydi doona waxyaabo badan oo soo dhexmaray danaha ayka leeyihiin laba dhinac iyo waxyaabo ban oo kale


hadii aan intaa kaga imaado hordhac una soo daan dego qormadeena koo waad iyo maanta

waxa aynu wada ognahay in maareeyaha dekada berbera eng cali xoor xoor uu ka tirsanaan jiray xisbigii udub ee talada kala wareegay xisbiga haatan talada haya ee kulmiye uuna ahaan jiray midka mida tiirasha xisbiga iyo xukuumadaba uuna ahaan sidoo kalena ahaan jiray saaxiibada ugu dhaw ee madaxwaynihii xiligaa talada hayay ee mudane DAAHIR RIYAALE KAAHIN xigaasna EGN CALI wuxuu ka mid ahaan jiray raga loogu qadarinta badan yahay gobolka saaxil iyo guud ahaanba somaaliland waxaana wakhtigaas wada shaqayn xoogani ka dhaxaysay waxgaradka iyo cuqaasha gobolka saaxil hadalka uu yidhaahdana cidi ka may hor iman jirin waa ayo waxay ahaayeen isku aragti sidoo kalena waxa uu isticmaali jiray lacago xad dhaaf ah oo cidii ka hortimaada uu ku mustafayn jiray sidaa darteed gobolku wuxu ahaa mid gacantiisa ku jira isaga ayaa TALIYIHA CIIDANKA ka ahaa QAADI ka ahaa BADHASAAB ka ahaa cida uu doono ayuu dalcsiin jiray cida uu doonana wuu shaqada ayuu ka eryi jiray todobaadkiiba dhawr jeer nawaxa uu iman jiray madaxtooyada isagoo daahir riyaale gacanta ka galin jiray shandado doolar ah (US) xogna is waydaarsan jireen .......

Lasoco qaybaha danbe ...................

QALINKII: XASAN JIRDE AW MAXAMUUD (DANJIR)

EMAIL: SHABEEL450@LIVE.COM

TELL: 0634778586



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured