Barlamanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ku Leh Kulan Muran Badan Dhaliyay oo La Doonayo in Xilka Looga Tuuro Xukuumada Raisul Wasaare Saacid

0
Wednesday May 22, 2013 - 13:01:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barlamanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ku Leh Kulan Muran Badan Dhaliyay oo La Doonayo in Xilka Looga Tuuro Xukuumada Raisul Wasaare Saacid

    Muqdisho-(xogreebnews.com-Qaar kamid ah xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay mooshin ka keeneyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(xogreebnews.com-Qaar kamid ah xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay mooshin ka keeneyn
Barlamanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ku Leh Kulan Muran Badan Dhaliyay oo La Doonayo in Xilka Looga Tuuro Xukuumada Raisul Wasaare Saacid


Muqdisho-(xogreebnews.com-Qaar kamid ah xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay mooshin ka keeneyn Xukuumada Raisul wasaare Saacid kaasi oo la doonayo in xilka laga tuuro Madaxweyne Xasan Sheekh-na uu soo dhiso xukuumada kale oo cusub.

Mooshinka ay keeneyn qaar kamid ah xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa gaaraya 95 xildhibaan waxaana arintaasi ay dhalisay muran xoogan iyadoona ay ka soo horjeesteyn qeybaha kala duwan ee bulshada sidoo kale waxaa maalinkii daraad Muqdisho ka dhacay baanan bax xoogan oo looga soo horjeedo mooshinka laga keenay Xukuumada Saacid.



0in 0in 10pt" class=MsoNormal>Hadaba maanta oo ku beegan 22 bisha May ayaa barlamanka waxaa ay u fadhiyaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo mooshinkii laga keenay xukuumada Saacid oo qaar kamid ah barlamanka Soomaaliya ay doonayaan in Xukuumada Saacid ay cirka ku laalaan hayee shee ay ka soo horjeedaan xildhibaano intaa ka badan.

Raisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la filayaa in uu ka qeyb galo kulanka barlamanka ee mooshinka looga keenay inkastoio ay soo baxayaan warar sheegaya in qaar ka tirsan mudanayaashii 95-ta ahaa ay ka tanaasuleen mooshiinkii ay Raisul wasaaraha ka keeneyn ayna soo saareen 45 xildhibaan.

Hadaba Hadhwanaagnews kala soco wixii ka soo baxaa kulanka xasaasiga ah ee barlamanka Soomaaliya ay Muqdisho maanta ku leeyihiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured