Cajaladda Siilaanyo Ma Daweyn Doontaa Cadhada Reer Awdal Iyo Cayaarta Samaale Ilma Biixi Iyo Sum-cadda Beeshooda?

0
Saturday January 03, 2015 - 20:30:53 in Featured by Super Admin
  • Visits: 1592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cajaladda Siilaanyo Ma Daweyn Doontaa Cadhada Reer Awdal Iyo Cayaarta Samaale Ilma Biixi Iyo Sum-cadda Beeshooda?

    Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa aynu ka wadaa war ahay-nay waxa warbaahinta loo soo diray cajaalad muuqaal Video ah taaso xafiiska madaxweynaha lagaaga soo duubay, iyaddo looga dan lahaa in uu jawaabo siyaasiyiin ka Tar-san xukuumadda u hoggaamiyo i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa aynu ka wadaa war ahay-nay waxa warbaahinta loo soo diray cajaalad muuqaal Video ah taaso xafiiska madaxweynaha lagaaga soo duubay, iyaddo looga dan lahaa in uu jawaabo siyaasiyiin ka Tar-san xukuumadda u hoggaamiyo iyo suldaanka

Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa aynu ka wadaa war ahay-nay waxa warbaahinta loo soo diray cajaalad muuqaal Video ah taaso xafiiska madaxweynaha lagaaga soo duubay, iyaddo looga dan lahaa in uu jawaabo siyaasiyiin ka Tar-san xukuumadda u hoggaamiyo iyo suldaanka fallaagoobey ee reer awdal, halka aannumadaxweynuhuu waxbaa ka qaban tabaashaddi lix bilood ka hor ay u gudbiyeen madax-dhaqaammeed reer awdal,taaso ahayd tabaasho xagga saammi qaybsigga ku saab-san .

Hadaba maxaa laga filaayeey madaxweynaha sannadka cusub inuu la shir yimmaaddo.

waxa maanta looga fadhiyeey madaxweynuhu inuu kuusha iska jarro oo u wax ka qabto tabaashadda odayaashu gudbiyeen kana fal-celiyo wax laga filaayeey muddo aad u dheer kuna salleysnayd saamiga beesha oo ahayd haday tahay xagga shaqaallaha dawlada,wasiirrada, agaasimayaasha iyo ciidamada. Madaxweynuhu kammanu jawaabin cabashada aanay u kala hadhin Gobolka Awdal. Balse waxa jawaab Video ah u diray suldaanka falaagoobey ee wabar,siyaasiyiin ka mid ah xukuumaddisa xisbiga Kulmiye. Taasina waxaa ay kordhisay cadhada ay reer awdal u qabaan xukuumada u hoggaamiyo axmed siilaanyo,waayo wali waxba kummu qaban codsigii odayaashu ku dal-badeen saamiga. Haddi u madaxweyne siilaanyo maanta sammay lahaa afar qodob wax badan ayaa u hagaagi lahaa.

1.Inuu wasaaradaha dalka ka shaqeeya uu odhan lahaa min labatan dhalinyarro ah oo kasoo jeeda awdal deg-deg hallooga shaqaaleysiiyo waxay ahaan lahayd wax tar weyn.

2.Inuu madaxweynuhu magacaabo laba wasiir oo ah wasaaraddaha miisaan-ka leh ee qaata shaqaalaha badan.

3.Inuu madaxweyne siilaanyo sideedda taliye ciidan ee dalku leeyahay mid siiyo.

4.Inuu agaasimayaasha iyo kuwaa waax-yaha qaar cusub u magacaabo beesha .

Waxa kale oo siilaanyo cajalada u iska soo duubey uu jawaab hawada u mariyeey masuuliyiin isku beel ah kuwaaso kala ahaa laba wasiir oo ka mid ah xukuumaddisa iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee dhaaf-tiisa uu dhaadhamiyey isaaggu. Sidaa ay wax ka weydiisay shabakadda warar ee xogreebnews.com-bulshadda reer Somaliland cajalada siilaanyo u warbaahinta ugu soo diray Emeil-ka inuu ku sax-sanna iyo in kale,waxaa ay dhamaan-tood isku raaceen in laba arrimood-baa u ku khaldaana odaygu kuwaaso ahaa sidan.

1 marka hore waxaaba khalad ah inuu xubno mar walbaa ay is ag-joogan inuu farrin usoo mariyo dhaggaha shacabka iyaago beesha abaalka badan u gashay wakhtigii u hal-ganka ugu jiray hanashadda Kursiga ay saddexdaas siyaasi sum-cadda xuumo ku keeneen,waayo waxaa ay beesha iskaga hor jeediyeen garab-yo kala duwan oo xaata gaadhay inay culimaddi beeshu soo faro geliso siyaasadda kala raacanna saddexda siyaasi ee isku haystaa jaanis aan maanta iyo berri midna banaaney wallow u odaygu sheegay inuu xataa mustaqbalka sii danbeeya haddi alle u nafta u daayo uu musharax yahay.

2 waxaa kale muuqaalka cajaladda siilaanyo ku jirtay jawaab uu diray suldaanka buuraha joogga taasina ma istaahillo ayeey qaban bulshaddu inuu madaxweyihii qaranku uu jawaabo suldaankan isaaggoon wali waxba ka qaban tabashadi beesha u kasoo jeeddo .

3 maxaa madaxweynaha u diiday inuu Hor yimmaaddo warbaahinta,taaso wali aan wax jawaab ah lo hayn sababta u madaxweynuhuu u diidan yahay saxaafadda inuu warkeedda si sax ah u siiyo intaa uu sidaa hoggaamiyaasha aanay duruf u saamaxay inay warbaahinta hor yimaadan sidaa osamahii dhintay ama aymer al-wahiriga jooga hadda buuraha,suldan wabarkan u jawaabay isaaggu hadda. Maxay tahay sabab u diideysaa inuu si xoriyaddi ku jirto uu madaxweynuhu ugula hadlo saxaafadda isaaggo farrinta u shacabkiisa u diraayo …

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel: 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured