Kol Hadii Ay Xukuumadu Dusha U Ridatay Dhacdadii Foosha Xumayd Ee Burco ,Waa Inay Weerarkii Hubaalna Dusha U Ridataa Faalo C/casiis Bashiir Nuur

0
Wednesday May 22, 2013 - 12:56:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kol Hadii Ay Xukuumadu Dusha U Ridatay Dhacdadii Foosha Xumayd Ee Burco ,Waa Inay Weerarkii Hubaalna Dusha U Ridataa Faalo C/casiis Bashiir Nuur

    wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday
Kol Hadii Ay Xukuumadu Dusha U Ridatay Dhacdadii Foosha Xumayd Ee Burco ,Waa Inay Weerarkii Hubaalna Dusha U Ridataa Faalo C/casiis Bashiir Nuur

wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday

wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday inay xukuumadu masuul ak ahayd dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer,iyada oo dhacdaasi foosha xun ay fuliyeen ciidamada RRU oo halkaasi ku dilay muwaadin aan waxba galabsan isla markaana hanti badani ku burburtay weerarkaasi ay qaadeen ciidmada RRU-du ,oo hoos taga wasiirka arimaha gudaha somaliland.


hadaba akhrsitayaal waxaad waxa og tihiin in

dhawaan fal fool xun lagula kacay xarunat wargeyska madax banaan ee Hubaal,kaasi oo ahaa weerarka hubaysan oo xaruntiisa lagu soo qaaday la iskuna dayay in lagu khaarajiyo madaxda wargeyska Hubaal isla markaana dhaawac fool xun loogu geystay gudoomiyaha waregysa Hubaal Maxamed Axmed Jaamac(Calooley) xili uu ku guda jiray hawl maalmeedka wargeyska Hubaal.

hadaba dhacadaasi xun ayaan ilaa hada aysan xukuumadu cidii ka danbaysan cadaalada hor keenin iyada oo u muuqata inay ka war wareegayso inay cadaaalda hor keento cidii ka danbeysay dhacdaasi foosha xun ee lagula kacay masuuliyiinta waregyska Hubaal.


hadaba madaama oo uu wasiir duur dhacdadii burcaba dusha ku qaatay tan hubaal ku dhacdayna dusha ha ku qaato,si shacabka reer somaliland ay ugu kalsoonadaan ciidamada iyo xukuumada madaama oo qaar ka tirsan ciidamada booliska oo afka soo duubtay ay ka danbeeyeen weerarka wargeyska Hubaal.

Qalinkii:C/casiis Bashiir Nuur

Tel:4144434

Email:info@xogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured