Warsaxaafadeed :Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Canbaareeyay

0
Tuesday May 21, 2013 - 19:01:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed :Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Canbaareeyay

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

JAMHUURIYADDA SOMALILAND Warsaxaafadeed :Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Canbaareeyay

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCIDJustice and Welfare Party

Date: 20/05/2013
Ujeedo: Warsaxaafadeed
CAMBAARAYN
Xisbiga caddaalada iyo Daryeelka ee UCID, waxa uu u taaganyahay ilaalinta jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, fulinta go’aanka shacabka ee madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Waxa aanu si aad ah u cambaaraynaynaa fara-gelinta iyo xad-gudubka siyaasadeed ee joogtada ah ee ay dawlada Somaliya ku hayso Jamhuuriyada Somaliland.

Hadalka ka soo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliya waxa uu muujinaya khiyaamada ay dawlada uu ka tirsanyahay kula jirtay qodobadii ka soo baxay shirkii Ankara, waxaanu leenahay dawlada uu hogaamiyo Xasan Sheekh waanu garanay ula jeedada aad ka lahaydeen wadahadaladii inoo socday inaad midnimo muusaysan hoosta ka wadeen.
Waxa aanu leenahay joojiya riyada aad ku jirtaan, kuna laabta xaqiiqada ah inay dalka iyo hawada Jamhuuriyada Somaliland midna aanay ka mid ahayn Somaliya, nahayna laba dal oo jaar ah.

Xuseen Xasan Badmaax
Ku-xigeenka arrimaha gudaha
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (UCID)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured