Xarunta Madaxtooyada Somaliya Ee Villa Somaliya Oo Xalay Madaafiic Lagu Weeraray

0
Tuesday May 21, 2013 - 10:59:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarunta Madaxtooyada Somaliya Ee Villa Somaliya Oo Xalay Madaafiic Lagu Weeraray

    Muqdisho(xogreebnews.com-waxa xalay laga maqlayay Magalada Muqdisho dhawaqa madaafiicda oo si tallan taali ah loogu tuurayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-waxa xalay laga maqlayay Magalada Muqdisho dhawaqa madaafiicda oo si tallan taali ah loogu tuurayay

Xarunta Madaxtooyada Somaliya Ee Villa Somaliya Oo Xalay Madaafiic Lagu Weeraray

Muqdisho(xogreebnews.com-waxa xalay laga maqlayay Magalada Muqdisho dhawaqa madaafiicda oo si tallan taali ah loogu tuurayay xarunta madaxtooyada villa somaliya.

Hoobiyayaashani lagu garaacay xarunta madaxtooyada Muqdisho ayaa bilaabmay gabal dhicii magaalada Muqdisho waxaana daryanka madaafiicdaasi laga maqlaayey guud ahaanba xaafadaha ku dhaw dhaw xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kalana la arkaayey ciidamadda Afrikaanka ee AMISOM ee ilaaliya xarunta madaxtooyada oo iyaguna ku jawaabayey hubka daran dooriga u dhaca,

Weriyayaasha ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in dagaal hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday uu xalay ka bilaabmay degmada Wardhiiglay oo ah degmada ay ku taallo xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya dagaalkaasi oo u dhexeeyey ciidamo aan la garanaynin oo loo malaynayo inay daacad u yahiin kooxda Al-shabaab iyo ciidamadda AMISOM ee ilaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Warar kale ayaa iyaguna tibaaxaya in dagaal kale ku dhex maray xalay fiidkii ciidamo loo malaynayo inay Al-shabaab yahiin iyo kuwa AMISOM goob u dhaw xeradii ciidamada booliiska oo haddana ay isticmaalaan baarlamaanka Soomaaliya dagaalkaasi oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Weerarada hoobiyayasha lagu garaaco xarunta madaxtooyada Muqdisho oo habeenadii ugu danbeeyey soo badanaayey ayaa xalay weerarkani lagu soo qaaday ahaa kii ugu xooga badna.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured