Pro,Axmed Ismaciil Samatar Anigu Waxaan Ahay Somaliland Waana Ku Faraxsanahay Horumarka Ay Gaadhay

0
Tuesday May 21, 2013 - 10:51:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pro,Axmed Ismaciil Samatar Anigu Waxaan Ahay Somaliland Waana Ku Faraxsanahay Horumarka Ay Gaadhay

    Copenhegan (xogreebnews.com- Pro, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark Gaar Ahaan Casimad Copenhegan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Copenhegan (xogreebnews.com- Pro, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark Gaar Ahaan Casimad Copenhegan

Pro,Axmed Ismaciil Samatar Anigu Waxaan Ahay Somaliland Waana Ku Faraxsanahay Horumarka Ay Gaadhay

Copenhegan (xogreebnews.com- Pro, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark Gaar Ahaan Casimad Copenhegan Iyo Nawaaxigeeda Kulan Balaadhan La yeeshay Kulankan oo ahaa Xog waraysi Uu Kaga Waramaayay Safarkan Gaaban ee Ku Yimi Skandeniavianka Isagoo Prp, Samatar casumaad ka Helay wasarada Arimaha Dibada ee Dalkan Denmark

Pro Samatar Oo Halkaasi kasoo Jeediyay Qudabad qiimao badan oo Uu kaga waramaayo Xalka Siyaasada Iyo Qadiyada Dalka hooyo Iyo Marxaladaha hada Lagu Jiro Isagoo Pro, Samatar Ay Kamid Ahaayeen Hadaladiisa Waxaan Ka Mid Ahaa aas aasayaasha Ururka Siyaasiga Ah ee Hiil Qaran Ujeedada Ururkan aanu U Aas Aasanayna waxay Ahayd In La Helo dad Soomaliyeed Oo Isku Duuban Walina Kumaanan Guulaysan

Mar uu ka hadlayay Pro Samatar Qadiyada Somaliya Iyo Somalilabnd Waxaan Ku talinaya Sonmaliland Inaanay Marnab u debcin Somaliya Waxaan Taas U Leeyahay Somaliland maanat Waa Laba Iyo Labatan Jir 22 Somaliyana wali qas ayaa Ka jira kaman Muuqato Inay U dhalatay dawlad Adagi Waayo Talooyinkii aanu xasan Usoo Jeedinay ee Ku Wajahnaa Somaliland Iyto Soo Dhawaynteeda Muu Yeelin Kuwii Ka Horeeyayana may Yeelin,

waxa kale oo hadalada Pro, Kamida Ahaa Anigu Axmed Ahaan waxaan ka qayb Qaatay 30 Sodonkii Sano ee U dambeeyay Shira Badan oo Muhiima oo calamak Iyo Somaliba aan kala qayb qaatay Xag Siyaasadeed Iyoxag ganacsiba Maan Arag Meel Ay Somaliya Ku Amaanayso Sonmaliland

waxaan Leeyahay Somaliland Reer Sonmaliya ma soo gaadhi Karan waayo dawlad Iyo Maamul ayaa ka jiray 22 Laba Iyo Labatan Sano ee Horta xaqiiqada Ogaada Reer Somaliyaw, tan kale waxaan Leeyahay reer Somaliland markaad Shirarka Imanaysaan Somaliyan Aad Isa soo Hor Fadhiisanayasaan waa Inaad Qodobo Adag wadataan,

Waxa uu Pro samatar Hadaladiisii Ku Soo gaba gabeeyay Anigu waxaan Ah Somaliland waxaan Ka oo Jeeda Somaliland Waan Ku farxsanah Horumarka iyo wanaaga ay Muujiyeen Waxana Jeclahay In Dhibka Kajira Bariga Somaliland La xaliyo Laysna Af Garto

Gebogebadii waxa hadalka la wareegay siyasiga da´da yar cabdirizaq afqaraf oo iftimiyey in dalka Somaliland uu shalay u dabal degay 22 guuradii ka so wareegtay maalintii dadka reer Somaliland ay tashadeen. Waxanu cabdirizaq aad ugu hanbalyeyey madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilanyo cafiska aan kala joogsiga lahayn ee uu u fidiyey qof kasta oo ree somaliland ah ku so hungoobay ama la qalday. Cabdirisaq o sii wata hadalkiisa wuxu dhahay qof dawlada somaliland ay iska xirta ma jirto ila uu ka hor imaado shuruucda u dajisan gooni isu taaga jamhuriyada somaliland

Waxana farxad no ah in prof axmed ismaaciil samatar uu bishan so socota bilowgeeda tagi doono dalkiisi iyo dadkiisi, waxanan le yahay so dhowoow prof wa dalkaagi cidna marti ugama tihid.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured