Haweeneyda Somaliyeed ee Wasiirka Arrimaha dibadda ka ah dalka Kenya oo goor dhaw la dhaariyay
narobi(xogreebnews.com-magacaabay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya,
Haweeneyda Somaliyeed ee Wasiirka Arrimaha dibadda ka ah dalka Kenya oo goor dhaw la dhaariyay narobi(xogreebnews.com-magacaabay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya, ayaa waxaa maanta loogu dhaariyay xubinimadeeda ee Wasiirnimo. Golaha Wasiirada kale ee Dowladda Kenya ayaa waxaa la dhaariyay toddobaadkii la soo dhaafay, xilli markaasi la sheegay inay Amina ku maqneyd dalka dibadiisa. Munaasabad uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenya, ayaa maanta lagu dhaariyay Amina Mohamed Abdalla. Amina Mohamed ayaa waxay ku dhaaratay inay u hogaansami doonto Dastuurka dadka reer Kenya iyo Sharuucda u degsan dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa wuxuu booriyay Amina Mohamed Abdalla, wuxuuna ku ammaanay inay tahay haweeney fir fircoon oo wax qabad muuqdo leh. Leave a comment |
|
Haweeneyda Somaliyeed ee Wasiirka Arrimaha dibadda ka ah dalka Kenya oo goor dhaw la dhaariyay
narobi(xogreebnews.com-magacaabay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya,