Jaaliyadda Norway Iyo Dabaaldegii Balaadhnaa Ee Ay Maalintii 18ka May Ku Xuseen Sanad-guuradda 22naad Ee Madax-banaanida Somaliland + Sawiro.

0
Monday May 20, 2013 - 09:42:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyadda Norway Iyo Dabaaldegii Balaadhnaa Ee Ay Maalintii 18ka May Ku Xuseen Sanad-guuradda 22naad Ee Madax-banaanida Somaliland + Sawiro.

    Jaaliyaadda Somaliland ee dalka Norway ayaa maalintii shalay dabaaldeg balaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyaadda Somaliland ee dalka Norway ayaa maalintii shalay dabaaldeg balaadhan (oslo xogreebnews.com-Jaaliyaadda Somaliland ee dalka Norway ayaa maalintii shalay dabaaldeg balaadhan oo ay ku waynayeen maalinta 18ka May, ka dhigay goobo kala duwan oo dalkan Norway, goobahaas oo ay ka mid ahaayeen badhtamaha magaaladda caasimada ah ee Oslo iyo degmada Asker oo ku taal duleedka isla magaaladda Oslo.

Waxa iyana intaa dheerayd xafladdo kala duwan oo habeenimadii lagu kala qabtay meelo kala duwan oo magaaladda Oslo ah, kuwaas oo illaa waa-kusoo dhawaadkii lagu damaashaadayey.

Haddaba, waxa aanu halkan hoose idiinku soo gudbineynaa sawiradii quruxda badnaa ee aanu kasoo qaadnay xafladahaa:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured