Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Shabeel Oo Ku Hanjabay Inuu Is Casilaayo.

0
Sunday May 19, 2013 - 19:10:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Shabeel Oo Ku Hanjabay Inuu Is Casilaayo.

    Hargeysa (xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Jaamac Shabeel ayaa shacaayiy inuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Jaamac Shabeel ayaa shacaayiy inuu

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Shabeel Oo Ku Hanjabay Inuu Is Casilaayo.

Hargeysa (xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Jaamac Shabeel ayaa shacaayiy inuu iska casilaayo Jagadaas. Jamac Shabeel oo xanaaq badani ka muuqdo wuxuu hadalo cod dheer ah ugu shegayaay Masuul ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Axmed Silaanyo. Waxaana hadaladiisi kamid ahaa “Waaan is casilayaa oo Xilka Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, mana haynaayo" macada sababta keentay in uu iscasilayo ee uu sheegay inuu ku dhaqaaqi doono Guddoomiyaha golaha dhexe Jaamac Shabeel, ayaanay u suurto galin. Jagada Guddoomiyaha Golaha dhexe iyo hoggaanka Xisbigaba waxaa si rasmmiya loogu tartami doona bisha 12-aad ee sannadkan aynu ku jirno, taas oo ay ka hadhay muddo todoba bilood ahi.Jaamac Shabeel ayaa xilkan hayay tan iyo wakhtigii shirweynaha Xisbiga lagu qabtay Magaaladda Burco, waxayna aad isugu dhawayeen wakhtigaas Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, hasayeeshe duruufaha siyaasadeed ayaa si weyn u kala durkiyay markii danbe. Lama garanaayo inuu kaga dhabayn doono Jaamac Shabeel iscasilaadiisan afka soo dhaaftay iyo inuu iska sugi doono mudadda bilaha ah ee xilkaas sii hayn karo.

Xigasho ramaasnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured