Taageeray Talladii Qaran Ee Uu Guddoomiyaha UCID Ku Baaqay, Xukuumaddana Eedaymo U Jeediyay

0
Sunday May 19, 2013 - 19:05:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageeray Talladii Qaran Ee Uu Guddoomiyaha UCID Ku Baaqay, Xukuumaddana Eedaymo U Jeediyay

    London(xogreebnews.com-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.com-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka

London(xogreebnews.com-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa taageeray shirkii Qaran ee uu hore ugu baaqay Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, waxaanu shacabka ugu baaqay inay shirkaasi taageeraan.

Suldaanka oo ka hadlayay Magaalada Sallaxley, ayaa sidoo kale xukuumadda ku eedeeyay inay ka baajisay safar uu ku tagayey London, si uu jaaliyadda reer Somaliland ugala qayb-galo xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo shalay la xusay.

Suldaanka oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Saddex cisho ka hor waxaan ka soo noqday Magaalada Addis-ababa, waxaan haystay casuumad ahayd inaan jaaliyadda Somaliland ee London kala aqayb-galo xuska 18-ka May oo aan wax u sheego, xukuumadda shaki baa galay oo waxay tidhi inta aynu dadka la hadalno in Suldaan Maxamed Warmo inagu soo riddi oo uu odhan doono wax alaale iyo waxaa ay wadaan waxba kama jiraan, halkaasi ayaa fiisahaygii lagu hakiyey, laakiin wax lagaga hadhayo maaha”

Suldaanku waxa kale oo uu soo qaaday “Waxaan leeyahay dalkan dhib iyo dhiifba waa loo kala badsaday, laakiin waa la xisaabtamayaa, waxaan leeyahay shacabka Somaliland ha taageero dhawaaqii xisbiga UCID ee uu yidhi waa in shir qaran la isugu yimaadaa, sidaas waxaan u leeyahay dawada ayaa ku jirta”ayuu yidhi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured