Waxa maanta magaalada tog wajaale si aan hore loo,arag looga xusay 22 guurada kazoo wareegtay markay jamhuuriyada

0
Sunday May 19, 2013 - 11:27:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa maanta magaalada tog wajaale si aan hore loo,arag looga xusay 22 guurada kazoo wareegtay markay jamhuuriyada

    Somaliland lasoo noqotay calankeedii lixdan kii beeltamayga kudhacay kadib markii dadka reer Somaliland naf iyo maalba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland lasoo noqotay calankeedii lixdan kii beeltamayga kudhacay kadib markii dadka reer Somaliland naf iyo maalba
Waxa maanta magaalada tog wajaale si aan hore loo,arag looga xusay 22 guurada kasoo wareegtay markay jamhuuriyada Somaliland lasoo noqotay calankeedii lixdan kii beeltamayga kudhacay kadib markii dadka reer Somaliland naf iyo maalba uhureen xafladaasi oosi heersare ah usoo agaasimeen maamulka degmada tog wajaale oo uu hormood kayahay gudoomiyaha degmada tog wajaale iyo xoghayaha fulinta dawlada hoose ee tog wajaale iyago dadwaynaha ku dhaqan degmada tog wajaale sifiican uga qayb qaateen iyaga oo kooxo kooxa ah waxa ugu horayn socodku soomaray adayda dugsiga hoose ee mujaahid mahdi cali ururka xamaalinta kaargooga ururka rasoolayaasha ururka gaadidlayda oo iyaguna kaalin mugle ka qaatay goobtaa madashaas oo noqotay goob ay isku arkaan wajiyaal waayo waayo kalabaaday waxa ugu horayka hadlay mujaahid cabdi nuur jiir oo ka mid ahaa saraakiishii ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga somaaliyeed eeSNM ee xalganka hubaysan kala horyimid rajiimkii kalidiitaliska dhiigyacabka ahaa ee maxamed siyaad bare afwayne mujaahidka oo kazoo sheekeeyey wayihii qadhaadha iyo malhii halganka aya wuu dayarta cusub uuga sheekeeyey jidkii ay umareen halganka isa oo sheegay inay xornimada 18 may aanay sahalku iman balse kumayaal u shihiideen kumayaalna u naafoobeen waxaanu umahad celiyey alaha soo gaadhsiiyey waxa kale oo mujaahidku sheegay in la dayacay mujaahidiintii dalka usoo dagaalamay balse shaqsiyaad gaari ay tvyada ka sheegtaan inay wadanka iyagu xoreeyeen waxakale oo halkaa hadlay gudoomiyaha degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi oo ku amaanay dadwaynaha reer tog wajaale sida wanaagsan ee ay uuga qayb qaateen munaasibada 22 guurada xuska qaranimada Somaliland waxakale oo gudoomiyuhu sheegay todabaadkan gudihiisa inay samayn doonaan jid laamay ah oo magaalada wajaale ay kabilaabaan isaga oo sheegay inay bilkahor doonayeen inasameeyaan balse iyadoo lagu jiro xili roobaad ay duruuftu usaamixiwayday inay sameeyaan jid laamay ah waxakale oo uu mahad naq usoo jeediyey gudiga horumarinta wadooyinka degmada tog wajaale kaalinta ay ka ciyaareen xaga horumarka waxakale oo uumahadnaqay ganacsatada degmada tog wajaale sida fiican ee ay uga qaybqaataan marwalba waxqabadka magaalada waxakale oo xaflada soo xidhay badhasaab kuxigeenka gobolka gabilay cali case oo ku amaanaysiday reer tog wajaale uu dhexmuuqdaan gobolka gabilay iyo wacdaraha ay ka dhigeen sanadguurada 22 ee 18may


Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaalle


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured