War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha kililka Shanaad oo si mug leh u taageeray mid ka mida madaxweynayaasha iska soo daba-dhacaaya ee Jubaland lagaga dhawaaqay

0
Sunday May 19, 2013 - 11:20:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha kililka Shanaad oo si mug leh u taageeray mid ka mida madaxweynayaasha iska soo daba-dhacaaya ee Jubaland lagaga dhawaaqay

    (xogreebnews.com)-War-saxafaadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com)-War-saxafaadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamed (xogreebnews.com)-War-saxafaadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ( Ilay) ayaa lagu hambalyeeyay Sheekh Axmed Madoobe oo ka mid ah madaxweynayaasha iska soo dabadhacaaya ee maamulka Juba-land lagaga dhawaaqay dhawaan.

ilay

War saxaafadedka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha kililka Shanaad ee Somalida wuxuu ku bogaadiyey reer jubaland siday uga midha dhalliyeen dedaalkii ay mudada dheer ugu soo jireen sidii ay maamul goboleed u samaysan lahaayeen,wuxuuna intaas raaciyey in ay dawlada deeganka Somalida iyo dawlada federaalka ee itoobiya ay garab taagan yihiin Jubaland, Hiil iyo hoobana la garab joogsan doonaan Mustaqbalka,wuxuuna qoraalkiisa ku xardhay “Shacabka iyo xukumada dawlada degaanka Soomaalida ee itoobiya, way idiin hiilinayaan waana idin garab taagan yihiin”.




“Ma aqbali doono cid walba oo idin hor istaagta waana ka soo horjeednaa dadka qaswadayaasha ah ee qaarkood ay Kismaayo idinla joogaan, laakiin anaga waxaa naga go’an inan dhiiganaga u hurno, sidii Jubaland ay lugaheeda isugu taagi lahayd, dowlada Itoobiya iyo kan maamulka Kililka waxay idiin yihiin gaashaan marnaba ma dhici doonto in hawsha juhdiga iyo dhaqaalahu galay si dhibyar inta Kismaayo loo yimaado la carqaladeeyo”.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured