Gabiley:Wafti Reer Jabuuti ah Oo Qado Casuumad ah Loogu Sameynayo Arabsiyo Arimo Isbarkan Oo Shacbiga Degmadaasi Ku Lafa Gurayaan Dhacdooyinkii U Dambeeyay Ee Dhinaca Maamulka iyo Xogo

0
Sunday May 19, 2013 - 10:57:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabiley:Wafti Reer Jabuuti ah Oo Qado Casuumad ah Loogu Sameynayo Arabsiyo Arimo Isbarkan Oo Shacbiga Degmadaasi Ku Lafa Gurayaan Dhacdooyinkii U Dambeeyay Ee Dhinaca Maamulka iyo Xogo

    Degmada Gabiley ayaa maanta Qado Sooryo ah ku soo dhaweynaya Waftiga Reer Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Gabiley ayaa maanta Qado Sooryo ah ku soo dhaweynaya Waftiga Reer Jabuuti Degmada Gabiley ayaa maanta Qado Sooryo ah ku soo dhaweynaya Waftiga Reer Jabuuti ee dalka Somaliland usoo gaadhey ka Qeybgalka Xuska Munaasibada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May Magaalada Arabsiyo ee dhinaca Bari ka Xigta Tobaneeyo Kiiloo Mitir

Gabileyxogreebnews.com-Maamulka Degmada Gabiley ayaa maanta Qado Sooryo ah ku soo dhaweynaya Waftiga Reer Jabuuti ee dalka Somaliland usoo gaadhey ka Qeybgalka Xuska Munaasibada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May Magaalada Arabsiyo ee dhinaca Bari ka Xigta Tobaneeyo Kiiloo Mitir oo Beeraha kuyaala indhawaale casuumado ugu Sameeyaan Maamulka Gabiley cida ay martiqaadaan.

xaqiijiyeen Xildhibaano katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley halkaasi casuumad martiqaad ah lagu soo dhaweyn doono Waftiga Reer Jabuuti ee kasoo qeyb galey Xuska Munaasibada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May, iyadoo aan laga Warheyn in ay dhinaca Xukuumada kasoo raaci doonaan Raxan Wasiiro ah oo dabayaaca markan oo kale Wafuuda kayimaada dalka Jabuuti marka Qado sooryo loogu sameeyo Gabiley.

Dhinaca kale Dadweynaha kunool Gobolka Gabiley ayaa shaley Siweyn u hadalhayay Xuskii Munaasibada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May oo aanay Gobolka Gabiley lagu Magacaabay habayaraatee kasoo Qeyb galin Wasiirada iyo Xubnaha uga matela Dhinaca Xukuumada halka Gobolada iyo Degmooyinka kale ee dalka ay ka Qeyb galeen Wufuud shilis oo Golaha Xukuumada ahi ama Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland Guurtida iyo Wakiilada iyadoo, la tuhunsan yahey sabata ay halkan Shaley u iman waayeen Xubnaha Baarlamaanka ee kasoo Jeeda Gobolka Gabiley in wakhtiyadii u dambeeyay ay Waji fool Xun yeelatwey kala Qeybsanaantii Reer Gabiley ku caanka ahaayeen Dhinaca Somaliland ama ay kaga Duwanaayeen dalka intiisa kale, iyadoo Maamulkani ukala jabiyay dhinacyada umatela Xukuumadan kala Qeybsanka hiradnkii u Dhexeeyay Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Muxumed Samaale iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi taas, oo ay ku kala Qeybsan yihiin inta la ogyahey Laba Wasiir oo kasoo Jeeda Gobolkan iyo Xubnaha Baarlamaanka ugu jira Gabiley iyo waliba Maamulka heer hoose ee Degmada Gabiley xiligan.

Sikastaba ha ahaatee Deegaanka Gabiley ayaa waxa indhawaale jira arimo badan iyo Duruufa ka taagan dhinacyo badan hadaba xogo ay

anuu ka helayno ka heshay Tabashada Dadweynaha iyo Goldolooyinka iyo dhacdooyuinkii u dambeeyay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured