wasiirka Duulista Oo Shaqaadi ka joojiyeey Af-hayeenka Wasaaradda Duulista Iyo Saxaafadda Madaxa-banaan Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay .

0
Saturday September 20, 2014 - 19:07:24 in Featured by Super Admin
  • Visits: 1927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiirka Duulista Oo Shaqaadi ka joojiyeey Af-hayeenka Wasaaradda Duulista Iyo Saxaafadda Madaxa-banaan Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay .

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo. Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.mudane maxamuud xaashi cabdi ayeey ilo-wareedyo looga qaateen ah u sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com-inuu wasiirku amarku bixiyeey in aanu mar-danbe meteli karayn wasaaradda,af-keedana ku hadli karayn.wiil uu hore si hoose ugu magacaabay af-hayeenka wasaaradda uu wasiirka ka yahay,waxaana aan markii hore ku tallo gal ahayn in la shaaciyo af-hayeen ka wasaaradda oo aan loo baahneyn in bulshadda lo bandhigay.wiilkanni waxaa uu wasaaradda ka difaaci kari waayey inuu wasaaradda ka difaaco eedeynta mucaaridka iyo bulshadda iyo siyaasiyiin aan daradjo weyn lahayn ay daaha-dabadiisa kaga hayaan wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi .dhanka kale waxaa tallaabadan si weyn usoo dhoweyey saxaafadda madaxa-banaan oo ku tilmaamay tallaabo aad loogu baahnaa,maadaama oo aanay saxaafadda iyo wasiirka waayadan isku wanaag-saneynwiilkan shaqaadda laga joojiyeey ayaa noqday mid dhuunta uu fadhiistay saxaafadda oo marka ay shiraraka jara"iid uu qabto wasiirku inuu musuq-baaxad leh ka dhex- bilaabo oo aanay saxaafaddu helin shaqul-shaaha ay xaqqa uu leedahaywaxaana tani til-maan wanaagsan uu tahay, wadaa shaqayn fiican u leedahay wasiirka wasaaradda iyo saxaafadda oo waayadan kala durug-sanaa
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured