Maayarka Burco oo eeda ninkii Ciidanka RRU-du Dileen dusha ka saaray Xukuumadda Xukkumadda ayay u taalaa in ay ka jawaabto sababta rasaasta dadka logu furay
Burco(xogreebnews.com-Maayarka Magaaladda Burco Maxamed Muraad ayaa Eeda Ninkii maanta lagu Dillay burco Maayarka Burco oo eeda ninkii Ciidanka RRU-du Dileen dusha ka saaray XukuumaddaXukkumadda ayay u taalaa in ay ka jawaabto sababta rasaasta dadka logu furay
Burco(xogreebnews.com-Maayarka Magaaladda Burco Maxamed Muraad ayaa Eeda Ninkii maanta lagu Dillay burco iyo ka la dhaawacayba dusha uga tuuray su’aasheeda in la weydiiyo Xukuumadda Dhexe.Maxamed Muraad waxa uu sheegay in maanta iyaga oo ka hor tagay Dirawaliin ka cabanaysay amaro ay ku soo rogeen ay Ciidanka RRU-du dadkii ku taageeray hawshaas Dawladda hoose rasaas ku furaan oo ay dilaan.Maayarka Burco waxa uu sheegay isku-ragooyinkii ay qab qabtee saaka in ay sharciga hor keeni doonaan balse dhibaatadii dhacday jawaabteeda isaga riixay dhinaca Xukuumadda isagoo sheegay in looga fadhiyo inay baadho.Maayarka ayaa warbaahinta u sheegay xaaladu in ay imika degan tahay oo ay soo dagayso xaaladii kacsanayd. Leave a comment |
|
Maayarka Burco oo eeda ninkii Ciidanka RRU-du Dileen dusha ka saaray Xukuumadda Xukkumadda ayay u taalaa in ay ka jawaabto sababta rasaasta dadka logu furay
Burco(xogreebnews.com-Maayarka Magaaladda Burco Maxamed Muraad ayaa Eeda Ninkii maanta lagu Dillay burco