Qaraxyo Wawayn Oo Galaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Wadanka Turkiga+Sawiro

0
Sunday May 12, 2013 - 11:31:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyo Wawayn Oo Galaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Wadanka Turkiga+Sawiro

    -laba qarax oo wawayn oo loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay dalka Turkiga ,Masuuliyiinta T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-laba qarax oo wawayn oo loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay dalka Turkiga ,Masuuliyiinta T

Qaraxyo Wawayn Oo Galaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Wadanka Turkiga+Sawiro

Reyhani(xogreebnews.com-laba qarax oo wawayn oo loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay dalka Turkiga ,Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in ugu yaraan 43 qof ay ku dhinteen halka ay boqol kalena ku dhaawac meen magalada Reyhani oo u dhow xudduuda Suuriya iyo Turkiga kala qaybisa.

wasiirka arrimaha dibada ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadan isagoo sheegay in laga soo maleegay qaraxyadan dhinaca wadanka suuriya balse ay baadhayaan halka saxda ah ee laga soo maleegay ayadoo magaladan qaraxu ka dhacay ay deganyihiin qaxoonti reer suuriya ah oo ka soo cararay dagaalada suuriya.

rihanley13rihanley15rihanley16rihanley17rihanley18rihanley19rihanley22rihanley23




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured