Guriga Cad ee dalka mareykanka looga taliyo oo goordhaweyd Dabka kacey

0
Sunday May 12, 2013 - 11:14:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guriga Cad ee dalka mareykanka looga taliyo oo goordhaweyd Dabka kacey

    Washington (xogreebnews.com) waxaa goordhaweyd dab qabsadey aqalka cad ee dalka mareykanka looga taliyo dabkaas oo lasheegey inuu ka kacey qaybta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington (xogreebnews.com) waxaa goordhaweyd dab qabsadey aqalka cad ee dalka mareykanka looga taliyo dabkaas oo lasheegey inuu ka kacey qaybta Guriga Cad ee dalka mareykanka looga taliyo oo goordhaweyd Dabka kacey
Washington (xogreebnews.com) waxaa goordhaweyd dab qabsadey aqalka cad ee dalka mareykanka looga taliyo dabkaas oo lasheegey inuu ka kacey qaybta galbeedka ee guriga cad waxaa dhacdey in la shakiyo oo laysku yaacyaaco iyadoo ay aad ubaqeen waxaan dhanka galbeedka ee aqalka cad ka kacey qiiq markaliya lagu hamba barey.


Warbaahinta dalkaasi mareykan ayaa markiiba si weyn xooga usaarey inay ogaadaan sababta soona gudbiyaan sida tvyada dalkaasi maraykanka .Dabka oo ka kacey qaybta galbeedka ee guriga cad ee dalka mareykanka looga taliyo ayaa ka bilaabmay qolka isgaadhsiinta telifoonada guriga cad laga maamulo waxaana la sheegey in aaney cidi waxba kunoqon dhibna aaney ku heyn madaxweyne obaama.Hase ahaa markii qiiqa la arkey ayey arga gax iyo yaab qaadeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured