Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Oo Cambaaraynayaa Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur

1
Saturday May 11, 2013 - 20:14:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Oo Cambaaraynayaa Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur

    Hargeysa(Xogreebnews.com)-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu si wayn u cambaaraynayaa Xadhiga sharci darada ah ee lagu Xidhay Tifaftirihii Shabakada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews.com)-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu si wayn u cambaaraynayaa Xadhiga sharci darada ah ee lagu Xidhay Tifaftirihii Shabakada Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Oo Cambaaraynayaa Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur
Hargeysa(Xogreebnews.com)-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu si wayn u cambaaraynayaa Xadhiga sharci darada ah ee lagu Xidhay Tifaftirihii Shabakada Wararka ee Xogreebnews Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur, kaas oo markii la xidhay ku gudo jiray shaqo maalmeedkiisii wariye-nimo ay Ciidamada Boolisku ku xidheen Saldhiga Xaafada Kilalka ee Magaalada Hargeysa ciidamadaas oo aan wax ogolaansho Maxkamadeed ah haysan.

Sidaa awgeed Xisbiga UCID waxa uu marlabaad cambaaraynayaa habdhaqanka ka dhanka ah Saxaafadda Xorta ah iyo tan gaar ahaaneed ee loo gaystay Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur, isla jmarkaana waxa uu Xisbiga UCID ugu baaqayaa Xukuumaddu in ay wariyaas sida ugu dhaqsaha badan ugu soo celiyaan Xoriyadiisii.

ALLA MAHAD LEH

Xoghayaha War-faafinta ee Xis
biga UCID
Md, Yuusuf Keyse Cabdillaahi

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured