Guddoomiyaha UCID Oo Si Lama Filaan Ah Loogu Dhex Arkay Kulan Uu Madaxwaynaha Somalia Kula Hadlayey Jaaliyada Dalkiisa Ee Magaaladda Birmingham;

0
Saturday May 11, 2013 - 20:06:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha UCID Oo Si Lama Filaan Ah Loogu Dhex Arkay Kulan Uu Madaxwaynaha Somalia Kula Hadlayey Jaaliyada Dalkiisa Ee Magaaladda Birmingham;

    Birmingham,(xogreebnews.com-) — Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Warabe ayaa si lama filaan ah waxa uu uga soo dhex muuqday oo uu kulan qar soodi ah la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Birmingham,(xogreebnews.com-) — Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Warabe ayaa si lama filaan ah waxa uu uga soo dhex muuqday oo uu kulan qar soodi ah la
Guddoomiyaha UCID Oo Si Lama Filaan Ah Loogu Dhex Arkay Kulan Uu Madaxwaynaha Somalia Kula Hadlayey Jaaliyada Dalkiisa Ee Magaaladda Birmingham;
Birmingham,(xogreebnews.com-) — Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Warabe ayaa si lama filaan ah waxa uu uga soo dhex muuqday oo uu kulan qar soodi ah la yeeshay wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Somalia oo ku sugan wadanka Ingiriiska.
Gudoomiye Faysal Cali Warabe ayaa waxa uu xalay ka soo dhex muuqday xaflad uu madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kula hadlayay jaaliada reer somaliya ee kunool magalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, ayaa waxa ay cashada ku kulmeen Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID,kulankan oo aan ilaa iyo hada wax war ah laga hayn iyo wixii ay ka wada hadleen ayaa waxa ay wararku sheegayn in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamauud iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibada Fowsiya Xaji Adan,wasiirka iyo Gaashan Dhiga C/xakiin Fiqi Gudomiye Faysal Cali Warabe ay kulan foolka fool ah wada yeesheen oo an ilaa hada an lagaranayn wixii ay ka wada hadleen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured