SULDAANKA GUUD EE BEESHA SUBEER AWAL OO SOO DHAWEEYEY QABSOOMIDA SHIRKA GEEDEEBLE

0
Saturday May 11, 2013 - 19:55:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SULDAANKA GUUD EE BEESHA SUBEER AWAL OO SOO DHAWEEYEY QABSOOMIDA SHIRKA GEEDEEBLE

    London (xogreebnews.com) suldaanka guud ee beel weynta subeer awal suldaan xasan suldaan c/laahi suldaan c/raxmaan ayaa soo dhaweeyey shirka beelaha woqooyiga iyo galbeedka hargeysa ee ka dhicidoona Geedeeble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.com) suldaanka guud ee beel weynta subeer awal suldaan xasan suldaan c/laahi suldaan c/raxmaan ayaa soo dhaweeyey shirka beelaha woqooyiga iyo galbeedka hargeysa ee ka dhicidoona Geedeeble. SULDAANKA GUUD EE BEESHA SUBEER AWAL OO SOO DHAWEEYEY QABSOOMIDA SHIRKA GEEDEEBLE
London (xogreebnews.com) suldaanka guud ee beel weynta subeer awal suldaan xasan suldaan c/laahi suldaan c/raxmaan ayaa soo dhaweeyey shirka beelaha woqooyiga iyo galbeedka hargeysa ee ka dhicidoona Geedeeble.
Suldaan xasan ayaa si buuxda u taageerey shirkan iyadoo maalmii udambeysey shirkan la abaabulaayey sidii ay beelahaasi uga tashan lahaayeen aayahooda beelnimo looguna dhex dhexaadin lahaa laba musharax ee xisbiga kulmiye muuse biixi iyo cabdicasiis samaale arintoodana xal looga gaadhi lahaa .



Shirkan ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo bisha juun ee inagu soo aadan sidoo kalena waxa uu suldaan xasan ugu baaqey inay ka soo qeyb galaan siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada ee kaleba waxaa kaloo uu suldaan xasan suldaan c/laahi ugu baaqey beelaha woqooyiga iyo galbeedka hargeysa inay si mugle oo buuxda uga qeyb qaataan dhaqaalaha shirkan ku bixidoona.
Shirkan ayey xukuumada somaliland isku deydey marar badan inay kala daadiso hase ahaatee aan usuuro galin iyadoo ilaa hada fara galin ku heysa .xukuumada siilaanyo ayaa iyadu jecel in aaney beelahani heshiin oo muranku sii daba dheeraado gaba gabadii wuxuu suldaanku ku soo gunaanadey in uu si buuxda utaageerey soona dhaweeyey shirkan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured