Masuul Sare Oo Ka Tirsan Al-qacida Oo Xaqiijiyay In Ladilay Abu Mansur Al-amriki.

0
Saturday May 11, 2013 - 08:45:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Sare Oo Ka Tirsan Al-qacida Oo Xaqiijiyay In Ladilay Abu Mansur Al-amriki.

    Hargeysaxogreebnews.com-Shabakadda Dunya Al-watan, oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Kooxda Alqacida, ayaa waxaa la xaqiijiyay in Omar Shafiq Hammaami oo ku magac dheer Abu Mansur Al-amriki uu ku geeriyooday gacanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysaxogreebnews.com-Shabakadda Dunya Al-watan, oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Kooxda Alqacida, ayaa waxaa la xaqiijiyay in Omar Shafiq Hammaami oo ku magac dheer Abu Mansur Al-amriki uu ku geeriyooday gacanta Masuul Sare Oo Ka Tirsan Al-qacida Oo Xaqiijiyay In Ladilay Abu Mansur Al-amriki.

Hargeysaxogreebnews.com-Shabakadda Dunya Al-watan, oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Kooxda Alqacida, ayaa waxaa la xaqiijiyay in Omar Shafiq Hammaami oo ku magac dheer Abu Mansur Al-amriki uu ku geeriyooday gacanta Ciiddamadda daacada u ah Hoggaamiyaha Maleeshiyadda Al-shabaab Axmed Cabdi Godane.

Sarkaalka oo u waramaayay Shabakadda, ayaa waxa uu sheegay in Abu Mansur al-amriki lagu dilay shirqool weerar gaadmo ah oo ay ku qaaden dagalyahano ka amar qaata amiirka Xarakada Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ,weerarkasi oo ka dhacay goob u dhaw degaanka Raama Cadey oo dhacda konfurta Somaliya kadib duhurnimadii maalintii saalisada oo bisha ku asteysneyd 7-da bisha May, sida qoraalka lagu sheegay ladilay,


Sarkaalka ayaa dhanka kale, xaqiijiyay ka hor inta aan shirqoolka lagu dilin Abu mansuur Al-amriki uu dagaal muddo socday dhex maray Maleeshiyo daacad u ahaa Axmed Godane iyo Ciiddamo Ajaanib ah oo garab siinaayay Abu Mansur, hase yeeshee muddo kadib ay Ciiddamadda Godane Rasaas ku hubsadeen Al-amriki oo uu halkaa ku geeriyooday.

Iska hor imaadka ayaa waxa uu sidoo kale, dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaDHay Ciiddamo ka tirsanaa kuwa AL-AMriki Dilay balse aan qoraalka lagu sheegin tirada ay ku dhamaayen.

si kastaba ha haaatee wali war rasmiya kamaysa soo saarin masuuliyiinta sar sare ee AL-Qacida a,balse hadii uu dhab noqodo war kani waxa uu noqonaya dhabar jabwayn oo ku yimid Kooxda Al-shabab,isagoo dhawr maalmood ka hor in tii aanuu war kan dhimashadiisu soo bixin uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twter oo uu sheegay in kooxo ka mida Al-shabab ay doonayso in la dilo
.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured