WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA

0
Saturday May 11, 2013 - 07:58:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA

    anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka WARSAXAAFEED: ” HAFAYEENKA BEESHA ARAB BARI”: ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARRADA BEESHA ARAB BARI WAXAAN AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAA SHIRKA AFGARAD 2 EE DHAWAAN QURBAJOOGTA ARAB KU QABSATAY DALKA INGIRIISKA
anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarrada beesha Arab Bari waxaan aad iyo aad u soo dhawaynayaa shirka afgarad 2 ee dhawaan qurbajoogta arab ku qabsatay dalka ingiriiska gaar ahaan magaaladda london
waxaanan aad u soo dhawaynaa guusha wax ku oolka ah ee ka soo baxday shirkaas anagoo aad iyo aad ugu mahad celinayna cidkasta oo ka dambaysay hirgalinta shirka

sidoo kale waxaanu aad iyo aad u soo dhwaynaynaa qodobadda muhiimka ah ee ka soo baxay shirkaas iyadoo aanu qodobka ugu muhiimsan ka xusi karno qodobka sheegaya in bisha august la qabto shirwaynaha beesha laguna qabto dalka gudihiisa
wabilaahi tawfiiq
Hafayeenka Beesha Arab Bari



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured