War Deg Deg ah Tifatirihii Xogreebnews Wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa Goor Dhaweyd Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxaabeen.

0
Friday May 10, 2013 - 21:52:47 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Tifatirihii Xogreebnews Wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa Goor Dhaweyd Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxaabeen.

    Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii caadiga ahaa. Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii caadiga ahaa.Booliska ayaa xiligay qabanayeen wariya aan sedan wax waaran ah oo ay ka soo qaateen maxkamada balse iska xidhay uu wariyaha.
Wairyaha ayaa ahaa tifatiraha shabakada wararka ee xogreebnews.com
Maaha markii ugu horeysay ee wariye ay xukuumada siilaanyo iska xidho balse tiroba dhawr jeer ayay xidh xidhay wariyayaal ku guda jira shaqadoodii.
Wixii faah faahin ee danbe dib ayaanu idinka soo qori.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured