Gudoomiyaha Guurtida Waxaa Ku Haboon Sh.Adan Siiro Maadama Awel Horeba Uu Hogaamin Jiray Sheekh Yuusuf Sh.Ibrahin Sh.Madar by C/casiis Bashiir Nuur

0
Saturday March 16, 2013 - 19:26:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Guurtida Waxaa Ku Haboon Sh.Adan Siiro Maadama Awel Horeba Uu Hogaamin Jiray Sheekh Yuusuf Sh.Ibrahin Sh.Madar by C/casiis Bashiir Nuur

    Somaliland waxaay ledehay nadaam logu qaybiiyo beelaha wadaa deega in ay sii siiman waxa uu qaybsadan isla markana ay ku naloodan nabada hadaba golaha gurtida oo guudomiye hada ka yahay nin siyaaasi ah wakhti dheerna kusoo jiiray saxada siyaasa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland waxaay ledehay nadaam logu qaybiiyo beelaha wadaa deega in ay sii siiman waxa uu qaybsadan isla markana ay ku naloodan nabada hadaba golaha gurtida oo guudomiye hada ka yahay nin siyaaasi ah wakhti dheerna kusoo jiiray saxada siyaasada isla markana ku caan baxay masraxii mar-xuun cigaal uu laaso jiihaday isla markana laha damac uu madaxwayne ku radsan jiiray in kasto anay uu

Gudoomiyaha Guurtida Waxaa Ku Haboon Sh.Adan Siiro Maadama Awel Horeba Uu Hogaamin Jiray Sheekh Yuusuf Sh.Ibrahin Sh.Madar by C/casiis Bashiir Nuur




Somaliland waxaay ledehay nadaam logu qaybiiyo beelaha wadaa deega in ay sii siiman waxa uu qaybsadan isla markana ay ku naloodan nabada hadaba golaha gurtida oo guudomiye hada ka yahay nin siyaaasi ah wakhti dheerna kusoo jiiray saxada siyaasada isla markana ku caan baxay masraxii mar-xuun cigaal uu laaso jiihaday isla markana laha damac uu madaxwayne ku radsan jiiray in kasto anay uu suura galiin damaciisu,saleeban maxamud adaan hada waxa lagu tiiriya oday reer somalialand ah lakiin waxa uu baydha marka bal an

isyara dultagno waxay isku seegen saxiibki rayaale iyo saleeban,

Hadii aan ku horeeyo saleebaan gaal gudoomiyenimada golaha guurtida sidii uu ku helay waxay ahayd markii uu geeriyooday Gudoomiyihii hore ee golaha guurtida Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim Sheekh Madar sanadkii 2004-tt ayay daahir rayaale u tageen odayaal ka soo jeeda beesha Habar Magaado Waxayna Rayaale kula taliyeen in ay siyaasadu u baahan tahay in ay beel waliba ka dhex muuqato sidaasi darteed in labadan oday ee Habar Jeclo ee uu midi waayay Xisbinimadii kalena uu waayay madaxweynenimadii ay ku haboon tahay in aan laga tegin dhaqankii ay soomaadliu lahaan jirtay oo ciyi la siiyo, ciyigii la siiyana wuxuu noqday in saleebaan gaal oo yurub jooga Rayaale u yeedho sidiina uu ku noqday gudoomiyaha guurtida hadalkii ugu horeeyay ee uu saleebaan jeediyayna wuxuu noqday in uu mucaaradad adag kala hor yimid Rayaale isaga oo yidhi dawladi ma jiirto waa yaab wayo gudomiihi golaha badbaada qaran ka horleh dawladi ma jiirto waa nasiib xuumo lasoo dariistay saleeban,

Dadka reer Somaliland ayaa waxay si gaar ah u eegayaan gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland oo ku fashilmay xilkaasi weyn ee uu ku fadhiyo iyada oo la og yahay in manta labada xi lama kursi ee dalka ugu sareeya ay ku fadhiyaan laba nin oo isku beel ah taasi oo keentay in hogaamintii dalku gasho jahawareer oo manta aan la garanayn meesha ay Somaliland u socoto .

Kurisga golaha guurtida uu ahaa goalaha dhaqanka oo mar kasta oo uu dalku qas galo ahaa meesha ay dadku iyo dalkuba ku badbaadi jireen halka uu manta noqday gole siilaanyo jeebada ugu jire oo aan haba yaraatee wax ka odhan Karin xaalada adage e uu dalku marayo.

Hadaba waxaa muhiim ah iyada oo la og yahay in Somaliland ay ku dhisan tahay saami qaybsiga beelahain gudoomiye saleebaan gaal laga qaado xilka si loogu dhiibo beesha Suubeer Awaloo hada ka badhan kuraasta ugu saraysa dalka, weliba ay ku haboon tahay in xilkaasi loo dhiibo sheekhal Beledka Hargeysa Sheekh Adan Siiro madaama ooh ore golaha guurtidu u hogaamin jirey sheikh Yuusuf Sheesh Ibraahim Sheekh Madar oo hogaankisii umada reer Somaliland ku badhaadhay Allaha u naxariistee. Waxa meesha taalin maanta dalku uu bahan yahay badbado qaran yaa badbadiin kara ilaahy ka sakoow. Wa su?aal an uga tagay akhriistayaasha sharafta leh..gabo=gabadi waxaan door biiday in an eegno suugaantii alle naxariisti haka warabiiye abwaan gaariye,maansadi deelay eereyo ka mid ah .

Uf qabiilka anaa leh- wuxuun baa ku adeegta
Nin iskii kartidiisa- isagoon cid ku tiirsan
Isku taagi kareynin- una haysta ateero
Ayaantuu dambi geystana- laga hoos galo eeda.
Ayid waad is xigtaaniyo- idinkaa isku reer iyo
Aqligii lixdankii- maanta iib geli maayo.
Sidaan aaminsanahayna- abkuu doono ha sheegtee- wuxuunbaa ehel ii ah- dadka kaan af aqaano ee -si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo.
Waxaan laysku ogeyn- ninkii hoos ka unkaama
Aftideyda ma haystoo- ansax maaha wixiisu
Arligeynu ku noolnahee- beryaha qaar u ekaa
irama daatal cimaadii- aayadaha lagu sheegay
Awaaraanka kacaayiyo- ninka maanta ortiisiyo
oohintiisa maqlaayey- ka adkeystay gob maaha
dibna loo igman mayo.
Arliyooyna hiqdaadiyo- orgigii la shireystay
ilmadaadu ka weyne- inagoo xaley baadle
u eegaynay hilaaca- waxa awrta xidhiidhsan
loola aadayo baasle- wax baa nooga iftiimay
Dibna loo igman maayo- nin ishaafalateysatay
oo isagoo inala jooga- arwaaxdiisu walaayiyo
Idaafeyto ku nooshahoo- ilina u daban tahayoo
Abidkiiba ka reeba- oo dhulka aan wax ka oolin lasoco,

C/casiis Bashiir Nuur freelance journalist.
c.casiis98@hotmail.com
tell.4144434 Hargeysa /Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured