Burco: Nin laba bilood guri lahaa oo manta xaaskiisii qoorta ka jaray

0
Friday May 10, 2013 - 19:01:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Nin laba bilood guri lahaa oo manta xaaskiisii qoorta ka jaray

    Burco(xogreebnews.com) Muxumed Axmed oo muddo laba bilood oo kali ah Guri lahaa ayaa manta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com) Muxumed Axmed oo muddo laba bilood oo kali ah Guri lahaa ayaa manta Burco: Nin laba bilood guri lahaa oo manta xaaskiisii qoorta ka jaray
Burco(xogreebnews.com) Muxumed Axmed oo muddo laba bilood oo kali ah Guri lahaa ayaa manta Xaaskiisii qudha ka jaray kadib markii uu Tooray nafta kaga jaray.Wariyaha Waaheen ee Gobolka Togdheer oo goor dhaweyd warkan soo diray ayaa sheegaya Gacan ku dhiiglaha Gabadhiisa Dilay in uu baxsaday balse Aaabihii Booliisku ay qabteen si loo keeno.Ninkan Xaaskiisa Dilay ayaa deganaa xaafadda Sheekh Bashiir halkaas oo uu ka baxsaday kadib markii laga war helay falka uu sameeyay oo ah mid fool xun oo laga naxay.Dilka Qoysaska oo dhaqan ahaan Somaliland aad ugu yaraa ayaa soo kordhaya, waxaanay dhacdo Naxdin leh oo tan oo kale ahi ka dhacday magaaladda Hargeysa oo uu nin Xaaskiisii iyo carruurtiisiiba habeen ku miray Gurigooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured