Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES Oo Caan Ka Ahaa Magaalada Burco Oo Goor Dhoweyd ku Geeriyooday Shil Baabuur.

0
Friday May 10, 2013 - 18:59:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES Oo Caan Ka Ahaa Magaalada Burco Oo Goor Dhoweyd ku Geeriyooday Shil Baabuur.

    Hargeysa (xogreebnews.com- Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES oo Caan ka ahaa Magaalada Burco ayaa Goor Dhoweyd ku geeriyooday Shil Baabuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES oo Caan ka ahaa Magaalada Burco ayaa Goor Dhoweyd ku geeriyooday Shil Baabuur. Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES Oo Caan Ka Ahaa Magaalada Burco Oo Goor Dhoweyd ku Geeriyooday Shil Baabuur.
Hargeysa (xogreebnews.com- Oday Maxamed Xuseen Naleye GOOD ABEES oo Caan ka ahaa Magaalada Burco ayaa Goor Dhoweyd ku geeriyooday Shil Baabuur.
Shilkan baabuur oo ka dhacay degaanka lafarruug oo u dhaxaysa Hargaysa iyo Berbera ayaa waxa ku geeriyooday Xaji Maxamed Xuseen Naleye oo looyaqaanay GOOD ABEES, waxana maydkiisa loo soo Sidaa dhinaca magaalada Burco oo lagu aasi doono, oo uu daganaa marxuumku,Alle ha u naxariistee Good abees wuxuu kamid ahaa Odayaasha magalada Burco caanka ka ah ee ku noolaa mudada dheer, kana soo qaybqaatay horumarinteeda dhinaca bulshada, waxanu ka mid ahaa ciyaartoyadii ugu horeeyey ee Gobolku yeesho, isagoo ka mid ahaa ciyaartoyadii guulaha badan u soo hoyn jirtey Gobolka Togdheer , Sidoo kale wuxuu Marxumku odayasha laga waraysto Taariikhda Magaalada Burco, una soo joogay wax badan, Taariikhda Marxuum Xaaji Good Abees maaha mid halkan lagu soo koobi karo, balse Dhammaan laamaha Dawladda ee Gobolka Togdheer, bahda Sportska iyo qaybaha kale ee Bulshada Gobolka Togdheer waxay si weyn uga naxeen geerida naxdinta leh ee Xaaji Good Abees, waxanay ka tacsiyadayaan Qoyskii, qaraabadii iyo Shacabka Reer Togdheer iyo guud ahaanba Bulshada reer Somaliland ee uu ka baxay marxuumkani, INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured