XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA

0
Saturday March 16, 2013 - 19:19:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA

    Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi

XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA

Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi

Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi �Madaxwaynuhu tallaabada uu qaaday waa mid sax ah, waxa uu u qaaday jahadii saxa ahayd, waxa uu ku mutaystay inaanu ku hambalyeyno, waxaanuna leenahay halkaa ugala sii dhawow oo macnaheedu yahay in guud ahaanba wada-hadaladii aynu kula jirnay Somaliya aynu dib uga soo wada baxno�

Hadalka Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray aya ku soo beegbaya xili uu shalay madaxweyhne siilanyo ku dhawaqay in gabi ahanba xukuumada Somaliland ay qaadacday wada hadaldii u dhexeeyay somaliya iyo Somaliland,sidaasina wuxuu madaxweynu ka sheegay markii uu dalka turkiga ka soo labtay shalay.

Ilaa hada ma caday taabada ay dawlada ingiriiiskuqaadi doonta madaama oo ay xukuumada Somaliland qadacday ka qayb galka shirka London ee dawlada ingiriisku dabada ka riixayso iyo weliba samaynta dhinaca siyaasada ee ay Somaliland ku yeelan karto diidmada ay diiday ka qayb galka shirka London




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured