Shariikadda Telesom ayaa hirgelisay tirooyin (Numbers) isku dal qudha ka dhigaya Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoo tirooyinkaasina ay shariikaddu ka dhigtay Hargeysa magaaladda seddexaad ee Soomaaliya halka Muqdisho ay ka dhigtay caasimadda magaalada Garoowe-na ay ka dhigtay magaalo madaxda labaad.

0
Wednesday May 08, 2013 - 19:02:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariikadda Telesom ayaa hirgelisay tirooyin (Numbers) isku dal qudha ka dhigaya Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoo tirooyinkaasina ay shariikaddu ka dhigtay Hargeysa magaaladda seddexaad ee Soomaaliya halka Muqdisho ay ka dhigtay caasimadda magaalada Garoowe-na ay ka dhigtay magaalo madaxda labaad.

    )xogreebnews.co-Nambaradani oo lagu soo gallayo telefoonadda laymanka ah iyo kuwa gacanta lagu qaato ayaa waxay kala yahiin magaalada Muqdisho (061) oo laga horaysiinayo numberka, magaalada Garoowe (062) halka Hargeysana lagu soo gallayo (063), arrin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

)xogreebnews.co-Nambaradani oo lagu soo gallayo telefoonadda laymanka ah iyo kuwa gacanta lagu qaato ayaa waxay kala yahiin magaalada Muqdisho (061) oo laga horaysiinayo numberka, magaalada Garoowe (062) halka Hargeysana lagu soo gallayo (063), arrintani ayaa waxay noqonaysa

Shariikadda Telesom ayaa hirgelisay tirooyin (Numbers) isku dal qudha ka dhigaya Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoo tirooyinkaasina ay shariikaddu ka dhigtay Hargeysa magaaladda seddexaad ee Soomaaliya halka Muqdisho ay ka dhigtay caasimadda magaalada Garoowe-na ay ka dhigtay magaalo madaxda labaad.

xogreebnews.co-Nambaradani oo lagu soo gallayo telefoonadda laymanka ah iyo kuwa gacanta lagu qaato ayaa waxay kala yahiin magaalada Muqdisho (061) oo laga horaysiinayo numberka, magaalada Garoowe (062) halka Hargeysana lagu soo gallayo (063), arrintani ayaa waxay noqonaysa in shariikadda Telesom ay u dhigtay qaabka koodhadhka ama tirooyinkani qaab Soomaaliya oo midaysan iyadoo dadka reer Somalilandna ay aaminsanyahiin inay tahay farsamo ay shariikaddu qaab siyaasadeed u dhigtay maadama mulkiilayaasha shariikaddu ay yahiin qaar ka soo jeeda dalka Soomaaliya.

Shariikadda Telesom oo adeegyadii dhinaca isgaadhsiinta telefoonadda gacanta iyo weliba internetku uu aad iyo aad u liitay sannadahii ugu danbeeyey isla markaana dhinaca adeega internetka lagaba saaray suuqyada ka dib markii ay kula tartami kari wayday shariikadaha kale ayaa waxay haddana ku biirsatay nidaamkani ay dadka reer Somaliland dagaalka hoose kula jirto.

Shariikadda Telesom oo uu saamiga ugu badan leeyahay Nin ganacsade ah oo la yidhaahdo Axmed Nuur Cali Jimcaale isla markaana hore u lahaa shariikaddii BARAKAT ee lagu eedeeyey inay falalka argagixiso ku lug lahayd ee sannadkii 2001-dii albaabada loo laabay ayaa la sheegay inay siyaasadaheedu qayb weyn ka cayaaraan sidii loo wiiqi lahaa madax banaanida Somaliland.

Arrintani ugu danbaysay ayaa waxay cadho ka abuurtay gudaha Somaliland maanta oo la fuliyey in numberadani ay dadku isticmaalaan, taasi oo dad badani hadda ka fekerayaan inay iska bedelaan adeega shariikadda TELESOM

Cource halbeeg




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured