Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Qodob Laga Soo Saaray Shirkii London Oo Lagu Taageeray Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga

0
Wednesday May 08, 2013 - 12:35:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Qodob Laga Soo Saaray Shirkii London Oo Lagu Taageeray Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga

    Hargeysa(xogreebnews) Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qodob laga soo saaray shirkii shalay ka dhacay magaladad London ee xarunta dalka boqortoyadda Ingiriiska,qodokaas oo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo somaliya ee turkiga ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews) Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qodob laga soo saaray shirkii shalay ka dhacay magaladad London ee xarunta dalka boqortoyadda Ingiriiska,qodokaas oo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo somaliya ee turkiga ka Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Qodob Laga Soo Saaray Shirkii London Oo Lagu Taageeray Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga

Hargeysa(xogreebnews) Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qodob laga soo saaray shirkii shalay ka dhacay magaladad London ee xarunta dalka boqortoyadda Ingiriiska,qodokaas oo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo somaliya ee turkiga ka dhacay.

Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo saaka u waramayay Idaacada BBCDa ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan qodobka ka soo baxay shirkii looga hadlayay arrimaha somaliya kaas oo khuseeya wadahadaladii Somaliland iyo somaliya ku yeesheen wadanka Turkiga waxanu yidhi oo uu hadalkiisa udhigaysidna"waxaanu u argnaa shirkaasi mid khaas u ah somaliya waxaanu rajaynaynaa inuu noqdo mid midho dhala arrimihii looga wada hadlay ,waxaanu aad iyo aad u soo dhawaynay qodobkii laga soo saaray ee ahaa qodobka afraad qaybta siyaasadda ee war murtiyeedka soo baxay oo soo dhawaynaya wada hadaladii Somaliland iyo somliya ee ka dhacay wadanka Turkiga"


Sidoo kale waxa wasiirka la waydiiyay su,aal ahayd waxa uu Somaliland saamayn ku yeelanayo shirkii shalay lagu soo gaba-gabeeyay Ingiriiska ee somaliya lagu taageerayay"majirto waxa saamayn ah oo ay nagu yeelanayso sida lawada arkayay waxa uu ahaa mid khuseeya arrimaha somaliya mana aha mid nakhuseeya, waana mid qaranimadayada iyo ictiraaf doonka yaga hoos u dhigi lahaa ,hase yeeshee waxaan u rajaynaynaa wadanka iyo dadka aan walaalaha nahay in ay guul ka gaadhaan arrimahooda"ayduu yidhi wasiirka arrimaha dibada somaliland Maxamed Cabdila Cumar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured