Ra’isal wasaaraha dalka ingiriiska David Cameron iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ku qabtay shir jaraa’id ka dib markii uu soo dhamaaaday shirkii London abaaro 16:15 daqiiqo wakhtiga magaalada London.david cameronian

0
Wednesday May 08, 2013 - 12:30:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra’isal wasaaraha dalka ingiriiska David Cameron iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ku qabtay shir jaraa’id ka dib markii uu soo dhamaaaday shirkii London abaaro 16:15 daqiiqo wakhtiga magaalada London.david cameronian

    (xogreebnews.com-Shirka jaraa’id oo labada dhinac ay ku faahfaahinayeen maxsuulkii ka soo baxay shirka ayaa weriye u shaqeeya laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC-du wuxuu weydiiyey ra’isal wasaaraha Britain su’aal ahayd sidani:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com-Shirka jaraa’id oo labada dhinac ay ku faahfaahinayeen maxsuulkii ka soo baxay shirka ayaa weriye u shaqeeya laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC-du wuxuu weydiiyey ra’isal wasaaraha Britain su’aal ahayd sidani: Ra’isal wasaaraha dalka ingiriiska David Cameron iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ku qabtay shir jaraa’id ka dib markii uu soo dhamaaaday shirkii London abaaro 16:15 daqiiqo wakhtiga magaalada London.david cameronian
(xogreebnews.com-Shirka jaraa’id oo labada dhinac ay ku faahfaahinayeen maxsuulkii ka soo baxay shirka ayaa weriye u shaqeeya laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC-du wuxuu weydiiyey ra’isal wasaaraha Britain su’aal ahayd sidani:

Ka hor shirka waxaad ra’isal wasaare sheegtay in shirkani uu noqon doono mid Soomaali is wada dhinac fadhida ka soo qayb gallayso sida Somaliland maxaa dhacay ee ay shirka uga soo qayb galli wayday Somaliland? wuxuu ku jawaabay ra’isal wasaare cameroon
“Haa Somaliland kiiskeedu waa mid gooni ah waxaanu kulanay madaxweynaha Somaliland dhawaan mar uu halkani London yimid waxaanu ka wada hadalay shirkani wuxuuna qeexay sababahiisa aanu uga soo qayb gallayn shirkani sababahaasi oo ah qaar ay Somaliland xaq u leedahay, waxaa jira wada hadal u socda Somaliland iyo Soomaaliya wada hadalkaasina waa kii Turkiga ka dhacay dhawaan kuwaasi in la xaq dhawro oo la ilaaliyo ayaa muhiim ah, Somalilandna garawshiyo ayey ku leedahay inay go’aamadeeda qaadato oo cid ka hor istaagi karta ma jirto” ayuu yidhi David Cameron ra’isal wasaaraha Britain.

Jawaabta ra’isal wasaaraha Britain David Cameron ayaa wuxuu dhirbaaxo siyaasadeed ku noqday cadaw badan oo Somaliland ku leedahay kambuulyada siyaasadda oo uu ka mid yahay weriyaha weydiiyey su’aasha laftigeeda oo aan isagu dhawaan weraysi uu la yeeshay nin sheeganaya inuu madax u yahay machad la yidhaahdo HIPP oo ah kuwa siyaasadaha ka faallooda oo Muqdisho xaruntiisu tahay oo la yidhaahdo Caynte, weraysigaasi oo caynte ku tilmaamay Somaliland goob colaadi ka jirto isagoo Soomaaliya sheegay inaanay colaadi ka jirin.

Waxaa jirta cabashooyin dadka reer Somaliland ee ku nool qurbahu ay u gudbiyeen laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da oo ay kaga cabanayaan necaybka uu weriyahaasi u hayo Somaliland iyo beenta uu ka gudbiyey laan dhex dhexaad ahayd, haddaba si aad u gudbiso cabashada ka dhanka ah weriyahani oo la yidhaahdo Farxaan Maxamed Jimcaale (Farhan Mohamed Jimale) u gudbi hadda waaxda cabashooyinka ee World Service BB-cda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured