Aniga oo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan hambalyo aan la soo koobi kari aan u dirayaa dhamaan saxafadii madaxa banaaneyd ee ii hiilisay mudadii aan xidhnaa , iyada oo ay xadhigayga iyo tacadiga la ii geystay ay si hagar la?aan ah ay u baahinayeen saxafadasi oo aan ka xusi karo kuwan hoos ku qoran.

0
Wednesday May 08, 2013 - 12:21:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aniga oo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan hambalyo aan la soo koobi kari aan u dirayaa dhamaan saxafadii madaxa banaaneyd ee ii hiilisay mudadii aan xidhnaa , iyada oo ay xadhigayga iyo tacadiga la ii geystay ay si hagar la?aan ah ay u baahinayeen saxafadasi oo aan ka xusi karo kuwan hoos ku qoran.

    (xogreebnews.com) 1: idaacada BBC-da oo si hagar la?aan ah u baahisay xadhigii iyo tacadigii la ii geystay mudadii aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com) 1: idaacada BBC-da oo si hagar la?aan ah u baahisay xadhigii iyo tacadigii la ii geystay mudadii aan Aniga oo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan hambalyo aan la soo koobi kari aan u dirayaa dhamaan saxafadii madaxa banaaneyd ee ii hiilisay mudadii aan xidhnaa , iyada oo ay xadhigayga iyo tacadiga la ii geystay ay si hagar la?aan ah ay u baahinayeen saxafadasi oo aan ka xusi karo kuwan hoos ku qoran.
(xogreebnews.com)
1: idaacada BBC-da oo si hagar la?aan ah u baahisay xadhigii iyo tacadigii la ii geystay mudadii aan
xidhnaa, sidaa daraadeed idaacada BBC-da mahad balaadhan ayaan u dirayaa, waxanan leehay waad ku mahadsan tihiin saaxiibayaal, si gaarana Wariyaha BBC-da ee Magaalada Hargeysa Axmed Siciid Cige ayaan u bogaadinayaa sida wanaagsan ee uu xaqiiqada u tebiyo iyo sida uu dadka lagu tacadiyo warkooda u baahiyo Axmedna waxaan leeyahay aad iyo aad ayaan sharaf iyo karaamo balaadhan kugu hayaa Axmedow.


2: Wargeyska Saxafi ayaan isagana si weyn ugu mahadnaqayaa isaga oo si wanaagsan isku kay garab istaagay oo baahiyey xadhigayga xaqdarada ahaa waxaan leeyahay waajibkinii saxafadeed ayaad gudateene waanad ku mahadsan tihiin.

3: Wargeyska Waaheen ayaa isaguna si weyn ii garab istaagay oo ka hadlay xadhiga cadaalad darada ah ee ay xukuumadu igula kacday, waxaan leeyahay waad ku mahadsan tihiin

4: Wargeyska Foore ayaa isana aan u mahad naqayaa.

5: Wargeyska Geeska Afrika ayaan isaga si weyn ugu mahad naqayaa oo had iyo jeer baahin jiray xadhigii xaqdarada ahaa ee la igula kacay.

6: Wargeyska Hubaal ayaa isagana u mahad naqayaa oo si fiican u soo qori jiray xadhigii xaqdarada ahaa ee ay xukuumada siilaanyo igula kacday.

7: wargeysaka haatuf ayaan u mahad naqayaa

8: Websit-ka Xoriyonews.com ayaan u mahad naqayaa oo si wanaagsan u baahin jiray wararkayga.

9: Websit-ka Hadhwanaagnews.com ayaa isaguna door laxaad le ka qaatay baahinta wararkaygii ku saabsanaa xadhigii la ii geystay.

10: Oodweynenews.com ayaa isaguna si weyn ii baahiyey waanan u mahad naqayaa.

11: xogreebnews.com ayaan u mahad naqayaa

12: baligubedlenews.com ayaa u mahad naqayaa

13: halbeegnews.com ayaa mahadweyn u dirayaa

14: qarannews.com ayaan mahad weyn u dirayaa

Iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay kana xumaatay xadhigii xaqdarada ahaa ee ay igula kacday xukuumada siilaanyo waan u mahadnaqayaa.

Qalinka:Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured