Mascherano: Messi Ayaa Nagu Hogaamin Doona Ku Guulaysiga Koobka Adduunka”.

0
Wednesday July 09, 2014 - 21:38:58 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 3933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mascherano: Messi Ayaa Nagu Hogaamin Doona Ku Guulaysiga Koobka Adduunka”.

    Mascherano: Messi Ayaa Nagu Hogaamin Doona Ku Guulaysiga Koobka Adduunka”.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mascherano: Messi Ayaa Nagu Hogaamin Doona Ku Guulaysiga Koobka Adduunka”. Daafaca kooxda Barcelona Javier Mascherano ayaa ka hadlay kulan ka ay caawa ka horjeedaan qaranka Holland wuxuuna sheegay in laacib kooda Lionel Messi uu ka caawin doono inay ku guulaystaan koobka adduunka.
Javier Mascherano ayaa aaminsan in Messi uu yahay laacib ka kaliya ee u rumayn kara riyadooda wuxuuna intaa ku daray inuu ka filayo inuu caawa ka caawiyo inay guul kagaaraan Holland.Mascherano oo waraysi gaar ah siiyay Marca ayaa yiri:“Meesi waa laacibkeena ugu fiican xulka, waa kabtan keena, waa laacib naga dhigaya inaan aamino inaan fursad u haysano ku guulaysiga koobka adduunka, waa laacibka kaliya ee awooda inuu noo rumeeyo riyadeena ah ku guulaysiga koobka, dhabtii waa laacib ka yimid aduun kale”.“Waxaan rajaynaa inuu si fiican noo caawiyo kulanka Holland sidii uu sameeyay kulamadii hore oo kale, si fiican ayaan u garab taaganahay si uu u sii wato qaab ciyaareed kiisa wanaagsan”.“




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured