Yaa Uu Qalma In Madaxwayne Siilaanyo Abal Mariin Siiyo Wasiiradiisa Iyo Wasiirka Logu Hadal Haynta Badna In Uu Heelo Bilada Oo Noqday Wasiirka Duulista

0
Tuesday May 07, 2013 - 08:44:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Uu Qalma In Madaxwayne Siilaanyo Abal Mariin Siiyo Wasiiradiisa Iyo Wasiirka Logu Hadal Haynta Badna In Uu Heelo Bilada Oo Noqday Wasiirka Duulista

    Wiixi muqda macaan waa maahmaah somaliiyeed oo tarikhda gashay sidaas oo ay tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiixi muqda macaan waa maahmaah somaliiyeed oo tarikhda gashay sidaas oo ay tahay

Yaa Uu Qalma In Madaxwayne Siilaanyo Abal Mariin Siiyo Wasiiradiisa Iyo Wasiirka Logu Hadal Haynta Badna In Uu Heelo Bilada Oo Noqday Wasiirka Duulista

Wiixi muqda macaan waa maahmaah somaliiyeed oo tarikhda gashay sidaas oo ay tahay waxaa jiirta in masuulka xilka uu qaabto laguula xiisabtamo waaayo maa haboona in layiidha oo kali ah waamahad san yahay waxanu uu qaadanay qalinka waa in uu xaq qoora qofku adaynaan uu hiilin masuulka wax-qabadka muuqda leeh waxanu maanta ka xuusi doona wasiirka sannado badan wax qaabad muqda leh isla markaana waxaa jiirta in shikhsigu isagu karamada iska riido ama isuu yeelo hadaba waxaa la gudboon madaxwayne siilaanyo in uu sameeyo barnaamij ku saabsan in wasiiradiisa in uu ku qiimeeyo kee ugu wax-qabad badan si bulshada logu shaqeeyo hadaba waxa jiirta in wsiirka duulistu u yahay mid ku haboon in lagu maamuuso xilka uu hayo,

Waxaa jiirta markaad cid waxka qooorto in layiidha waa lasoo kiiraysay aniiga la iimaa kiirysan ee isku reerna maa nihiin, balse wakhti dhoaway oo an ka soo deegay madaarka berbera ayaan arkay hawlo casriiyayn ah oo kasocda madaarka berbera oo ah mid sii heer caalami isla markaana waxaa uu eega mid la geeliyay tacab badan balse aan idiin xuusiyo wasiirka mar uu balantan uu kasoo baxay hoore uu qaaday

caalamiga ee Cigal oo ay nagu caawisay dawladda Kuwayt, daraasad aanu samaynay dabadeed madaarada Somaliland way badan yihiin hase yeeshee, labada garoon ee ugu waaweyn inay u mudan yihiin in laga bilaabo waxqabadka mashruuca waxaan u qaybinay laba qaybood oo isle’eg, garoonka Hargeysa waxaanu ugu tallo galnay dhabadda (Run-waygii) hore ee ka koobnaa 2km iyo 400m in lagu sameeyo dib-u-dhis, Runwaygaa waxa la dhisay 1958, waad garan kartaan wakhtiga laga joogo, mashruucan Kuwait maahee muddadii xukuumadani jirtay wax wayn ayay ka qabatay madaaradda dalka gaar ahaan madaarka Hargeysa ka Berbera”sii kastaba haa ahaate waxaa jiirta in loo aqoonsandoono. Masuulka ku suuntan wax-qadab kana soo baxay xilkiisi,

Wasiirka Duulista Somaliland, oo dhagax dhigay wejiga labaad ee casriyeynta madaarka Hargeysa oo noqonaysa qaybtii ugu dambaysay, ayaa waxa kale oo uu sheegay in madaarka diyaaradaha ee Hargeysa qorshuhu yahay inuu dhamaado bisha June ee sanadkan, inkasta oo uu tilmaamay in madaarka diyaaradaha ee Berbera mashruucii ka socday dib u dhac ku yimid “Mashruuca kale ee Berberna sidaasi oo kale ayuu u socdaa xogaa dib-u-dhaca ayaa ku yimid, laakiin mashruucani (Ka Hargeysa) wuu ka horayn doonaa mashruuca Berbera iyagoo isku wakht gabo-gabdii waxa jiirta in loo bahan yahay masuulka xilka hayee wax-qadabkiisu muqda uula dhiiri galiiyo,

XASAN JIRDE AW MAXAMUUD (danjir)


email:shabeel450@live.com tell:4778586



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured