Dooxa Degmada Dacar- Budhuq Oo Qaaday Afar Qof Oo Isku Qoys Ah

0
Tuesday May 07, 2013 - 07:31:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dooxa Degmada Dacar- Budhuq Oo Qaaday Afar Qof Oo Isku Qoys Ah

    Caloola ee degmadda Laas-geel ayaa maant

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caloola ee degmadda Laas-geel ayaa maant

Dooxa Degmada Dacar- Budhuq Oo Qaaday Saddex Qof Oo Isku Qoys Ah

Laasgeel(xogreebnews.com)May 06, Dooxa Caloola ee degmadda Laas-geel ayaa maanta qaaday afar qof oo ka soo laabtay tacsi ay kaga qayb galeen Dad Danab ku dhacay deegaanka Dacar budhuq.

Afarta qof oo saarnaa gaadhi ayaa hal qof laga reebay daadkii halka sadexdii qof ee kale ay ku naf-waayeen daadkaas oo ahaa mid xoog badan.waxa ay sadexda Qof ee uu Daadku qaaday kala yihiin Sacad Cali Maxamed iyo Nadiira Cali Maxamed oo ah walaalo loona yaqaano Ilma Cali Bidaar halka qofka sadexaad magaciisu yahay Xasan Maxamed Jibriil. Sadexda qofba waxa la xaqiijinayaa inay ku Geeriyoodeen daadkaas qaaday.

Dadkan daadku qaaday ayaa ahaa qoys wada socday waxaanay laba qof ahaayeen walaalo halka qofka sadexaad ee la dhintayna uu ahaa Adeerkood.

Dooxyadda u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa sanad walba xili roobaadyadda qaada baabuur iyo dad badan. Waxaana dhawaan dooxyadaasi ku geeriyooday sadex qof oo uu ku jiray Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Guurtida oo la odhan jiray ALLE ha u naxariistee Aadan Shire Faarax (Aadan-sanweyne).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured