Rashinki Mucawinada Ahaa Ee Xafada Shiikh Nuur Oo Qol Ku Xaraysan Iyo Gidida Xafada Oo Qarka Ka mid Ah Xogreebnews.com Uu Sheegeen In Rashiinku Dhacay,

0
Monday May 06, 2013 - 19:34:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rashinki Mucawinada Ahaa Ee Xafada Shiikh Nuur Oo Qol Ku Xaraysan Iyo Gidida Xafada Oo Qarka Ka mid Ah Xogreebnews.com Uu Sheegeen In Rashiinku Dhacay,

    Hargeysa (XOGREEBNEWS.COM- Waxa maalintii shanaad xayiiran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (XOGREEBNEWS.COM- Waxa maalintii shanaad xayiiran

Rashinki Mucawinada Ahaa Ee Xafada Shiikh Nuur Oo Qol Ku Xaraysan Iyo Gidida Xafada Oo Qarka Ka mid Ah Xogreebnews.com Uu Sheegeen In Rashiinku Dhacay,

Waxa maalintii shanaad xayiiran rashin mucawiina ahaa oo ka yimi dalka turkiiga isla markana waxa la sheegay in rashiinku dhacay hadaba sii ay uu sheegen xubno ka mid ha gudida xadaas oo diiday in magacooda la sheego, ayaa shabeeda xogreeb uu sheegay in rashinku yahay mid dhacay isla markaana waxa la sheegay ay sheegen ila hada anay jiirin cid kala hadashay maamulka xafadu waxaanay sheegen in maarki hoore gudidu is lahayd ibiiya rashiinka balse uu markii lagu qaabtay gudomyaha xafada saleeban samatar oo isla maalinta xabsigaq loo taxabay in kastoo at wararku xuuseen in laa sii dayay sacado ka dib waxana halka ku xayiiran rashinki mucawiinada aha waxanay intaa wararku ku dareen in la bedelay oo anu hayn rashinku turkiga balse uu yahay lashinkii w f b da waxanu akhristaayaasha ugu busharaynayna in wixi kasoo koordha anuu la socod siin doono,war-qadab xogreebnews.com C/casiis Bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured