MADAXWEYNAHA JABUUTI IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO LONDON KAGA QAYB GALAYA LABA SHIR OO UU KU JIRO SHIRKA SOOMAALIDA EE LONDON LAGU QABANAYO

0
Monday May 06, 2013 - 19:14:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNAHA JABUUTI IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO LONDON KAGA QAYB GALAYA LABA SHIR OO UU KU JIRO SHIRKA SOOMAALIDA EE LONDON LAGU QABANAYO

    Jabuuti(XOGREEBNEWS.COM) Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti, President Ismail

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti(XOGREEBNEWS.COM) Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti, President Ismail
MADAXWEYNAHA JABUUTI IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO LONDON KAGA QAYB GALAYA LABA SHIR OO UU KU JIRO SHIRKA SOOMAALIDA EE LONDON LAGU QABANAYO
Jabuuti(XOGREEBNEWS.COM) Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti, President Ismail Omar Geelleh, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa ka qaybgalaya shirka Soomaaliya ee lagu qabanayo London oofurmi doona dhawaan, waxa kale oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti lagu wadaain uu London kaga qayb galo shir kale oo lagaga xaajoonayo xidhiidhada ganacsiga iyo maal gashi ee ka dhaxeeyadalalka Jabuuti iyo ,aas oo ay si wadjir ah u soo qabanqaabiyeen WasaaraddaKhaarajiga ee wadanka Britain iyo Urrurka barwaaqo sooranka.
Waftiga Madaxweyne Geelle oo ay ka midyihiin Wasiiraddiisa Khaarajiga iyo lacagta iyo dhaqaalaha ee dalka Jibouti ayaa lagu wadaa inay booqashadoodan London ay qaadan doonto Todobada ilaaSideeda bishan.
Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waa dalkiisaddexaad ee qayb ka noqda howgalka ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee AMISOM eek u sugan gudahadalka Somaliya, waxaana dalka Soomaliya ka jooga Kun askari.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured