Dadki i Xilka Laga Mamnuucay Oo Uu Ka Mid Ahaa Wasiirku Xigeenka Warfaafiinta Cukuuse Oo Markale Quud Daraynayaa In Uu Noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada

0
Monday May 06, 2013 - 08:17:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadki i Xilka Laga Mamnuucay Oo Uu Ka Mid Ahaa Wasiirku Xigeenka Warfaafiinta Cukuuse Oo Markale Quud Daraynayaa In Uu Noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada

    Waxa maalintii shalay uu ku kacay wasiirku xigeenku warfaafinta c/lahi maxamed daahir cukuuse oo ah nin caanku ah kooxaysiga iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maalintii shalay uu ku kacay wasiirku xigeenku warfaafinta c/lahi maxamed daahir cukuuse oo ah nin caanku ah kooxaysiga iyo

Dadki i Xilka Laga Mamnuucay Oo Uu Ka Mid Ahaa Wasiirku Xigeenka Warfaafiinta Cukuuse Oo Markale Quud Daraynayaa In Uu Noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada

Waxa maalintii shalay uu ku kacay wasiirku xigeenku warfaafinta c/lahi maxamed daahir cukuuse oo ah nin caanku ah kooxaysiga iyo qaabyaalada iyo waxa kale oo ka sii daran waxaa uu maalinto shalay iska baadh-badhay awood anuu lahayn isla markaana waxa uu boobay amaa waxba kama jiraan ka dhiigay hadalkii madaxwayne siilaanyo oo safarkii kusoo guuryo nooqoshada dalka marku madaxwayne. siilaanyo sheegay in safarkooda uu warbiixin ka biixin doono wasiirka ariimaha dibada mudane c/lahi maxamed cumar waxaa meesha uu ka saray milgaha madaxwaynaha waxaa wasiirku xigeenku sii cirka soo dhac ah isla markana waxa uu sheegay in aan madaxwayne siilaanyo cid aan bbc-da ahayn anay su”aalo waydiin taas oo ka yaabiisay warbaahinta madasha joogtay hadaba cukuuse ayaa hada ku hawlan sidi uu mar labad uu noqon laha af-hayeenka madaxtooyada oo isla markaana waxa uuu shaqo ka dhiigtay in u maalin walba uu meelkasta ka fadeexadeeyo af-hayeenka madaxtooyada axmed saleeban dhuxul, waxaanu cukuuse marar badan dalka kasoo qabtay xilal kuawaas oo uu dhamaantoodku guuldaraysaty,sii kastabaa haa ahatee waxa uu cukuuse ku jiira liiskii marxuum gigaal alle haa uu naxariiste dadkii uu xilka ka mamnuucay isla markaana waxaa uu haa mid ka aradan milgaha iyo karamada uu leeyay kirsiigu,waxaa cilmi badhiisku samayn doona shaqooyinka uu cukuuse soo qabtay iyo kuwa uu hada hayo waxananu isbar-bardhiigi doona in uu beedelay dhaqamadii uu hoore uu lahan jiiray iyo in kale lasoco qaybaha danbe Qalinka: C/casiis Bashiir Nuur

Tel:4144434

Email:info@xogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured