Askari Ka Tirsana Ciidanka Booliiska Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Is Toogtay

0
Friday May 03, 2013 - 19:12:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Ka Tirsana Ciidanka Booliiska Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Is Toogtay

    Wajaale (xogreebnews.com Waxaa maanta abaaro 3-dii galabnimo isku dhex toogtay saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale (xogreebnews.com Waxaa maanta abaaro 3-dii galabnimo isku dhex toogtay saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka Askari Ka Tirsana Ciidanka Booliiska Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Is Toogtay
Wajaale (xogreebnews.comWaxaa maanta abaaro 3-dii galabnimo isku dhex toogtay saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka hawgala oo magaciisa la odhan jiray Aadan Muxumed Daahir oo xabad madaxa iskaga dhuftay.Lama garanayo sababta uu isku toogtay mar aan tilifoonka kula xidhiidhay taliyaha saldhiga booliska waa uu ka gaabsaday inuu warbixin ka bixiyo sababta uu dilkisugugaystay askarigu hase ahaate askari kamida askarta ka hawlgasha saldhiga boliska tog wajaale ayaa ii xaqiijiyey inuu askarigu uu bukay mudo fasax horena la siiyey waa markii ugu horeysay eedhacda noocani ay kadhacdo tog wajaale iyadoo dadwaynihii ku noolaa magaalada tog wajaale ay isasoodhoobee barxada hore ee saldhiga booliska tog wajaale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured