Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada London iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID

0
Friday May 03, 2013 - 08:33:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada London iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID

    (xogreebnews.com)Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com)Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada London iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID .(xogreebnews.com)Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku nool Magaalada London iyo Agagaarkeeda iyo guud Ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan Xaflad isugu jirta taageero guusha labaaad ee uu xisbiga UCID ka soo hooyeye Dorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar Saddexad Xisbi Qaran ee Somaliland.

Xafladan oo ay ka soo qeyb geli doona hogaanka sare ee Xisbiga UCID Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Mudane Jamal Ali Hussein iyo Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Mudane Ahmed Aden Ismail (Keyse). Suuganyahano, Culimo, Aqoonyahano, Siyasiyiin, Xisbiyada Qaranka ,Fananin, Ururada Arimaha Bulshada Somaliland iyo Hogaanka sare ee Ucid Europe iyo UK oo ay ku jiran Madaxda Lamaha UK.

Waxaa Xafladda Lagu Qaban doonaa
Maalinta: jIMCAHA 10/5/13
Goobta: SUNLOUNGE BANQUETING , ATLIP CENTRE, ATLIP ROAD , WEMBLEY, LONDON HA0 4LU
Wakhtiga: 6:00 Pm –— Midnight
Fadlan Wakhtiga Ha la ilaaliyo
Buseska:83,245,79,182,297,224,487.
Trenka kugu dhaw:Alperton Station, Wembley Centre.
Gudidda Qabanqabada:
Mohamed Jamac Shiine 07958348864
Nuura Omaar 07846734788
Saynab Xaaji Gaydh 075007691986
Foosiya Caydiid 07533270391


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured