Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin:- Dad Xalay Muqdisho Si Xun Loogu Laayay walal sawiirada haa uu fiirsan

0
Thursday March 14, 2013 - 08:25:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin:- Dad Xalay Muqdisho Si Xun Loogu Laayay walal sawiirada haa uu fiirsan

    (Xogreebnews.com muqdiisho)Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafada Gubta ee degmada Dayniille waxaa lagu khaarijiyay afar ruux oo isku meel lagu dilay, kadib markii baabuur gaashaaman goobta lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Xogreebnews.com muqdiisho)Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafada Gubta ee degmada Dayniille waxaa lagu khaarijiyay afar ruux oo isku meel lagu dilay, kadib markii baabuur gaashaaman goobta lagu geeyay.

Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin:- Dad Xalay Muqdisho Si Xun Loogu Laayay walal sawiirada haa uu fiirsan

dwgd_3.jpg

(Xogreebnews.com muqdiisho)Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafada Gubta ee degmada Dayniille waxaa lagu khaarijiyay afar ruux oo isku meel lagu dilay, kadib markii baabuur gaashaaman goobta lagu geeyay.



Afarta ruux ee isku goobta lagu dilay oo sedax kamid ah ay noo suura gashay in aan sawirada ka helno kadib markii ruuxii afaraad ay aqoonsadeen eheladiisa goobtana laga qaaday ayaa waxaa lasheegay in ay kujireen xabsiyada Nabad Sugidda Soomaaliya ay maamusho ee ku yaalla magaalada Muqdisho, ayna dileen ciidamada nabad sugidda oo kala soo baxay xabsiyada.

Dilka xalay waxaa kahoreeyay dil habeen hore siyaaba kala duwan loogu geestay afar ruux oo kale degmooyinka Yaakhshiid iyo Dayniille, kuwaas oo eheladooda oo lahadlay saxaafada ay xaqiijiyeen in markii ugu war danbeysay ay ku jireen xabsiyada nabad sugidda ayna ugu xigtay meydkooda oo ay heleen.

Xubna katirsan nabad sugidda Soomaaliya oo diiday in magacooda lasoo xigto ayaa waxa ay xaqiijiyeen in dadka ladilay ay Shabaab ahaayeen lagana soo bixiyay xabsiya ay ku jireen oo nabad sugiddu maamusho .

Dowlada Soomaaliya wali kama hadlin dilalkaan isdaba joogga ah ee looga shakisanyahay in nabad sugiddu fulisay, waxaana dadka indheer garadka ah ay isla dhex marayaan in Fiqi oo ah ninka amarkiisa lagu laayay uu doonayo in dowlada Soomaliya uu khal khal geliyo oo uu shacabka kahor keeno madaama booskiisa lagu war geliyay in laga qaadayo oo cid kale loo magacaabayo.
95


85
dwgd_3
1032
295561_145855278915477_661696985_n
76
66
59




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured