Kulankii Madaxweyne Siilaanyo U Qorshaysna Inuu Maanta La Yeesho Ra’isal Wasaaraha Dalka Turkiga Oo Baaqday Ka Dib Markii Ra’isal Wasaaraha Turkiga Erdogan Cisbitaal La Dhigay Iyo Ra’ial Wasaaraha Oo Kansal Gareeyey Kulankaasi Maalmana Gurigiisa Ku Nasanaya Ankara *xogreegnews)—

0
Wednesday March 13, 2013 - 12:19:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Madaxweyne Siilaanyo U Qorshaysna Inuu Maanta La Yeesho Ra’isal Wasaaraha Dalka Turkiga Oo Baaqday Ka Dib Markii Ra’isal Wasaaraha Turkiga Erdogan Cisbitaal La Dhigay Iyo Ra’ial Wasaaraha Oo Kansal Gareeyey Kulankaasi Maalmana Gurigiisa Ku Nasanaya Ankara *xogreegnews)—

    Ankara *xogreegnews)—12/03/2013— Kulan maanta (Shalay) sallaasadii u qorshaysna inuu dhex maro madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdokan ayaa baaqday ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara *xogreegnews)—12/03/2013— Kulan maanta (Shalay) sallaasadii u qorshaysna inuu dhex maro madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdokan ayaa baaqday ka dib markii ra’isal wasaaraha dalka Turkiga ay ku timid xaalad caafimaad oo la dhigay cisbitaal Ataturk Hospital muddo

Kulankii Madaxweyne Siilaanyo U Qorshaysna Inuu Maanta La Yeesho Ra’isal Wasaaraha Dalka Turkiga Oo Baaqday Ka Dib Markii Ra’isal Wasaaraha Turkiga Erdogan Cisbitaal La Dhigay Iyo Ra’ial Wasaaraha Oo Kansal Gareeyey Kulankaasi Maalmana Gurigiisa Ku Nasanaya



Ankara *xogreegnews)—12/03/2013—Kulan maanta (Shalay) sallaasadii u qorshaysna inuu dhex maro madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdokan ayaa baaqday ka dib markii ra’isal wasaaraha dalka Turkiga ay ku timid xaalad caafimaad oo la dhigay cisbitaal Ataturk Hospital muddo saacado ku siman sallaasadii (11/03/2013).erdokan

Sida lagu qoray bogga xafiiska ra’isal wasaaraha dalka Turkiga Erdokan ra’isal wasaaraha ayaa la geeyey cisbitaalka tatürk Research and Training Hospital oo la dhigay abaaro 09:00 subaxnimo ee saaka waxaana laga soo saaray maanta barqadii ku dhawaad 15:00 galabnimo.

Afhayeen u hadlay xafiiska ra’isal wasaaraha ayaa u sheegay warbaahinta in ra’isal wasaaraha uu ku dhacay duray ku xumaaday “ra’isal wasaaraha waxaa ku dhacay duray ku xumaaday waxaana la keenay cisbitaalka si loo baadho waxaana ay dhakhaatiirtu kula taliyeen inuu dhawr maalmood gurigiisa gaarka ah ku nasto” ayuu yidhi afhayeenkaasi.

Wergeyska ku soo baxa luuqada afka ingiriisiga ee ugu weyn dalka Turkiga ee la yidhaahdo Hurriyat Daily News ayaa isaguna boggiisa hore wuxuu ku xardhay “Ra’isal wasaare Erdokan oo dib u dhigay dhammaanba hawlahii u qorshaysna maanta (salaasa) ka dib duray ku dhuftay”

Ra’isal wasaare Erdogan oo goob u dhaw gurigiisa kula hadlaayey dad taageerayaal u ah ayaa u sheegay in xaaladiisa caafimaad wanaagsantahay balse uu maalmo ka nasan doono shaqada dibna ugu soo laaban doono.

Lama garanayo in madaxweyne Siilaanyo sugi doono maalmaha uu Ra’isal wasaare Erdokan ku jiro nasashada oo uu madaxweyne Siilaanyo iyo wefdigiisu ay Ankara ku sugnaan doonaan iyo inay dib uga soo laaban doonaan.

Ra’isal wasaaraha dalka Turkiga ayaa sidoo kale kulanada u qorshaysna maanta (11/03/2013 salaasa) waxaa ka mid ahaa inuu hadal ka jeediyey kulan wada jir ah oo ay baarlamaanka dalka xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured