Mujaahidiintaasi shirqoolka iyo muaamarada lagu laayey xiligii qaaxo waxaa ka mid ahaa 2 labadii halyey ee shacabka somaliland ku faanaan ee kala ahaa 1.Mujaahid halyey Cabdilqadir Koosaar Cabdi iyo 2.Mujaahid halyey Adan Maxamed Shiine.

0
Sunday April 28, 2013 - 12:46:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiintaasi shirqoolka iyo muaamarada lagu laayey xiligii qaaxo waxaa ka mid ahaa 2 labadii halyey ee shacabka somaliland ku faanaan ee kala ahaa 1.Mujaahid halyey Cabdilqadir Koosaar Cabdi iyo 2.Mujaahid halyey Adan Maxamed Shiine.

    (xog)-Labadaasi Halyey oo aan ilaa iminka laga hadal cidii dishay ama ka danbeysey ama ka qayb qaadatay balse lagu tuhunsanyahay Ahmed Siilaanyo in uu wax ka ogaa khaarajinta labadaasi mujaahid oo xiligaasi mujaahidiinta la laayey ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xog)-Labadaasi Halyey oo aan ilaa iminka laga hadal cidii dishay ama ka danbeysey ama ka qayb qaadatay balse lagu tuhunsanyahay Ahmed Siilaanyo in uu wax ka ogaa khaarajinta labadaasi mujaahid oo xiligaasi mujaahidiinta la laayey ahaa Kuwii Diley Mujaahid Cabdilqadir Koosaar Iyo M.Adan Shiine Ayaa Maantana Isku Deyey ama Weeraray Si Ay U Dilaan Gudoomiyaha Wargeyska Hubaal

Kuwii Diley Mujaahid Cabdilqadir Koosaar Iyo Mujaahid Adan Shiine Ayaa Maantana Isku Deyey ama Weeraray Si Ay U Dilaan Gudoomiyaha Wargeyska Hubaal .

Taariikhdu ma duugowdo waana diiwaan kayd ah,taariikhdu waa xusuus iyo dhacdo aad ku ogaaneyso wixii hore u dhacay,taariikhdu iyadaa dib isu soo celisa( History Repeats It Self).


Hadii aan dib u jaleeca Taariikhda Waxaa xiligii Halgankii SNM ee la joogay qaaxo si xirfadaysan oo muaamaradeysan loo laayey Mujaahidiin Farabadan oo qaali iyo halyeyaba ahaa kuna suntan Taariikhdii Halganka iyo Dib u horeyntii Jamhuuriyada Somaliland.


Mujaahidiintaasi shirqoolka iyo muaamarada lagu laayey xiligii qaaxo waxaa ka mid ahaa 2 labadii halyey ee shacabka somaliland ku faanaan ee kala ahaa 1.Mujaahid halyey Cabdilqadir Koosaar Cabdi iyo 2.Mujaahid halyey Adan Maxamed Shiine.

(xog)-Labadaasi Halyey oo aan ilaa iminka laga hadal cidii dishay ama ka danbeysey ama ka qayb qaadatay balse lagu tuhunsanyahay Ahmed Siilaanyo in uu wax ka ogaa khaarajinta labadaasi mujaahid oo xiligaasi mujaahidiinta la laayey ahaa gudoomiyihii Ururka SNM.

Gudi Baadha Dilka mujaahidiintaasi ayaa xiligaasi la magacaabay balse iyagoo shaqadii baadhista ku jira ayaa laga joojiyey cida ka joojisayna waa la yaqaanaa oo maanta hargeysa ayey dhex joogaan.

Shacabka Somaliland iyo qoysaskii labadaasi halyey ka baxeen waa in ay dib u furaan baadhistii la joojiyey lana soo qabtaa kuwii mujaahidiinta laayey waana in baadhista laga bilaabaa Ahmed Siilaanyo oo ahaa xiligaasi Gudoomiyihii SNM.

Gudigii baadhista galay xiligaasi waa in dib loogu yeedhaa ummadana u cadeeyaan waxa ka soo baxay baadhistoodii iyo cida ay la gashay ee lagu tuhunsan yahay dilkii Labadaasi mujaahid waana inay cadeeyaan sababta loo joojiyey baadhistii iyo cida ka joojisey.

Kuwii Diley Mujaahid Cabdilqadir Koosaar Iyo Mujaahid Adan Shiine Ayaa Maanta Isku Deyey in ay dilaan Weerarayna Gudoomiyaha Wargeyska Hubaal Mr Calooley waa tuhunka ummadu qabto waayo Ninkii shalay markii Qaaxo la joogey madaxda ahaa ayaa maantana somaliland ka madaxa Falkii ama muaamaradii lagu kharajiyey mujaahidiintaasi iyo falkan la isku deyey in lagu dilo Gudoomiyaha Wargeyska Hubaal Mr Caloolay waa isku summad oo cidbaa soo wada abaabushey.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured