Golaha Deegaanka Ee Caasimadda Hargeysa Oo Khilaaf Soo Dhex Gallay Ka Dib Markii Maayorka Cusub Ee Caasimaddu Uu Eryay Shaqaale Ka Hawl-gallaayey Dawladda Hoose

0
Saturday April 27, 2013 - 20:00:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Deegaanka Ee Caasimadda Hargeysa Oo Khilaaf Soo Dhex Gallay Ka Dib Markii Maayorka Cusub Ee Caasimaddu Uu Eryay Shaqaale Ka Hawl-gallaayey Dawladda Hoose

    Hargeysa (xogreebnews-27/04/2013— Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo laga soo doorto magaalada koonfurteeda gaar ahaana degmada Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews-27/04/2013— Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo laga soo doorto magaalada koonfurteeda gaar ahaana degmada Axmed Golaha Deegaanka Ee Caasimadda Hargeysa Oo Khilaaf Soo Dhex Gallay Ka Dib Markii Maayorka Cusub Ee Caasimaddu Uu Eryay Shaqaale Ka Hawl-gallaayey Dawladda HooseHargeysa (xogreebnews-27/04/2013— Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo laga soo doorto magaalada koonfurteeda gaar ahaana degmada Axmed Dhagax ayaa ku henjabay inay iska casilayaan xilkooda ka dib markii maayorka cusub ee caasimadda Hargeysa ay isku khilaafeen shaqaale ka soo jeeda deegankaasi oo uu shaqada ka eryay.Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco maayorka caasimadda Hargeysa oo tallaabadii ugu horeeyey ee uu dib ugu habaynayo dawladda hoose ku dhaqaaqay inuu isku shaandheeyo shaqaalaha dawladda hoose ayaa durtaba waxaa ka hor yimid caqabadii ugu horeeyey ee gudaha golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo markii ugu horaysay tan iyo intii la soo doortay xildhibaano ka mid ahi ay ku henjabayaan inay ka baxayaan iyagoo diidan qaabka shaqo caydhinta uu maayorka u sameeyey.Xildhibaanadani oo ay wehelinayaan xildhibaanadooda ku jira golayaasha wakiiladda iyo guurtida Somaliland ayaa xallay ilaa maanta waxay kulano ku lahaayeen guri ku yaalla koonfurta caasimadda Hargeysa oo ay kaga tashanayeen go’aanka ay qaadanayaan.Xarunta dawladda hoose ee caasimadda Hargeysa ayaa lagu tilmaama goob musuq maasuq iyo maamul xumo baahday hadhaysay taasi oo wax qabad iyo hanaan wanaagsan ay ugu danbaysay markii uu maayorka caasimadda ka ahaa Eng. Maxamed Xaashi Cilmi sannadahii 1995-kii ilaa 1997-kii, waxaana jira shaqaale aan usoo shaqo tagin xarunta dawladda hoose balse mushaharkooda fadhiga ku qaata. halbeeg cource



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured