Prof.Axmed I.Samatar Oo Si Rasmiya Isu Casilay,Sababahuu Isu Casilay+Halkay Ku Danbeeyeen Wadahadalo U Socday Xukumada Siilanyo.

0
Saturday April 27, 2013 - 08:03:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof.Axmed I.Samatar Oo Si Rasmiya Isu Casilay,Sababahuu Isu Casilay+Halkay Ku Danbeeyeen Wadahadalo U Socday Xukumada Siilanyo.

    Prof.Axmed I.Samatar oo si rasmiya isu casilay,sababahuu isu casilay+halkay ku danbeeyeen wadahadalo u socday Xukumada Siilanyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof.Axmed I.Samatar oo si rasmiya isu casilay,sababahuu isu casilay+halkay ku danbeeyeen wadahadalo u socday Xukumada Siilanyo. Prof.Axmed I.Samatar Oo Si Rasmiya Isu Casilay,Sababahuu Isu Casilay+Halkay Ku Danbeeyeen Wadahadalo U Socday Xukumada Siilanyo.Prof.Axmed I.Samatar oo si rasmiya isu casilay,sababahuu isu casilay+halkay ku danbeeyeen wadahadalo u socday Xukumada Siilanyo.Hargeisa-(xogreebnews.com)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo ahaa Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka Somaliya ayaa iscasiladiisii si rasmiya ugu gudbiyey Xoghaynta Barlamaanka Somliya.
Prof.Axmed oo dhaalsho ahaan ka soo jeeda Gebilay-Somaliland ,haatana ah Gudoomiyaha ururka siyaasiga ah ee Hiil-qaran, Tan iyo intii Somaliland ku dhawaaqdey gooni-isutaageedana si weyn uga soo horjeeday ayaa sheegay inuu dhawaan iman doono Somaliland, kana shaqeyn doono horumarka degsiimada (Gebilay) uu asal ahaan ka soo jeedo oo sida uu sheegay aanu arag muddo Afartaneeyo sano ah.Prof.Axmed ayaa xogaha Qarannews heshay tibaxayaan in xidhiidh iyo wadahadalo hoose muddo dhawr bilooda u socdeen Wasiiro ka tirsan Xukumada Siilanyo. Dhinaca kale masuul sare oo ka tirsan Golaha Xukumada Siilanyo oo ka cudur-daartay inaan magaciisu warbaahinta ka muuqan ayaa Qarannews u sheegay in Prof.Axmed iman karo Somaliland madaabuu iska casilay xilkii Xildhibaanimada Barlamaanka Somaliya,lana soo dhaweyn doono,xukumadana laga qeyb gelin doono.Geesta kale Prof.Axmed maruu ka hadlaayey sababaha kelifay iscasiladiisa, wuxuu carabka ku balaadhiyey inay jiraan rag badan oo Barlamaanka u soo doontay inay ka macaashaan,oo ka lacagystaan ama mashaariic gaara ka fushaadaan balse aanu isagu u soo shaqo iyo lacag doonan ee u tgay meesha inuu ka qeyb galo doodaha siyaasiga ah,doodihiina uu meesha ka dhex arki waayey taas darted uu go’aansaday inuu iskaga tago.Isku soo wada duuboo Prof.Axmed ayaa beryahan danbe si aan hagrasho lahayn u soo qufa dhaliilaha Xukumada Xasan Sheikh Maxamuud dulhoganaaya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured